Category: WARARKA MAANTA
Goobaha laga guro maydiga iyo beeyada ama luubaanta ee Deegaanada Puntland.
isniin: January 10, 2022 BBC-da ayaa booqatay goobaha laga guro maydiga iyo beeyada ama luubaanka ee qeybo…
Ururka Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuiyadda weerar xalay ka dhacay gobolka xeebta ah ee Lamu.
isniin: January 10, 2022 Ururka Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuiyadda weerar xalay ka dhacay gobolka xeebta ah ee…
Gobolka Zamfara ee ku yaalla waqooyi galbeed ee dalka Nigeria oo kooxo ubeysan ku dileen 200 qof
isniin: January 10, 2022 Gobolka Zamfara ee ku yaalla waqooyi galbeed ee dalka Nigeria, ayaa kooxo hubeysan…
Koobka Qaramada Africa oo dardar xoog leh ku bilawdey
isniin: January 10, 2022 Kooxda Cameroon ayaa ku garaacdey kooxda xulka qaranka Burkina Faso 2-1, taasoo aheyd…
GalMudug oo ka hadashey saraakiishii dowladda Soomaaliya ee lagu diley gobolka Galgaduud
isniin: January 10, 2022 Waxaa maanta la aasay meydadka saraakiil iyo askar ka tirsanayd military-ga Soomaaliya, oo…
Madaxweynaha Kazakhstan oo ku tilmaamey rabshadaha ka socda dalkiisa afgambi
isniin: January 10, 2022 Madaxweynaha Kazakhstan, Kassim Tokayev, ayaa ku macneeyey isku dhacyada lagu hoobtey ee dalkaasi…
QM oo war ka soo saartay heshiiska cusub ee Golaha Wadatashiga Qaran
isniin: January 10, 2022 Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay…
Dhaqaalaha Mareykanka oo koboc xooggan sameynaya sanadkan 2022 Gobolada oo la kor dhiyay lacagaha lagu shaqeeyo
isniin: January 10, 2022 Sanadkan bilowday ee 2022, inta badan tilmaamaha ayaa muujinaya in dhaqaalaha Mareykanka uu…
Al-shabaab oo dishay taliyihii guutada 13-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka
isniin: January 10, 2022 Taliyihii guutada 13-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gaashaanle Dhexe Cali Maxamed Soocadde iyo…
19 qof oo ay ku jiraan sagaal carruur ah oo ku dhintay dab ka kacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada New York ee dalka Mareykanka
isniin: January 10, 2022 Ugu yaraan 19 qof oo ay ku jiraan sagaal carruur ah ayaa ku…
Dowladda Eritrea oo lagu eedeeyey iney weerar ku qaadey gobolka Tigreega
isniin: January 10, 2022 Kooxaha mucaaradka Tigreega ee ku sugan gobolka waqooyiga ee dalka Itoobiya, ayaa ku…
Saraakiil u geeriyootay dhaawacyo kasoo Garay dagaal shalay ka dhacay degaanka Cadakibir
isniin: January 10, 2022 Dagaal u dhaxeeyay xubno ka titsan Al-shabaab iyo ciidanka galmudug oo shalay ka…