Category: WARARKA MAANTA
Xaalada Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud oo caawa dagan kadib Dagaal maanta ka dhadcay
Axad: January 9, 2022 Wararka ka imaanaya caawa Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in caawa…
Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka Cali Yare oo u Hanjabay dadka ka baxaanbaxaya afgambigii fashilmay ee 27-kii December
Axad: January 9, 2022 Waxaa maanta kulan iskugu yimid dad taageersan Madaxweynihii hore ee Somaliya farmaajo iyo…
Guddiga ka jawaabista Abaaraha ee Gobolka Banaadir oo ka hadlay xaaladaha abaarta dalka gaar ahaan saameynta ay ku yeelaneyso Gobolka Banaadir
Axadf: January 9, 2022 Shir ay isugu yimaadeen xubnaha Guddiga ka jawaabista Abaaraha ee Gobolka Banaadir ayaa…
Dowlad Deegaanka Soomaalida oo ku dhawaaqday tallaabooyin looga hortaggayo saameynta abaarta xoogan ee ka jirta Somaliya
Axadf: January 9, 2022 Wararka ka imaanaya Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa sheegaya in Xukuumadda ku amartay…
Shirka Amniga DGKGS oo maanta Baydhabo ka furmay
Axadf: January 9, 2022 Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya lagu…
Xildhibaan Maxamuud Dini oo ugu baaqay bulshada Galinsoor in ay ilaashadaan mashaariicda horumarineed
Axadf: January 9, 2022 Xildhibaan Maxamuud Dini oo ka mida mudanayaasha baarlamaanka Galmudug ayaa mudooyinkii danbe isaga…
Golaha wadatashiga Qaran iyo kulankii midowga musharaxiinta oo la soo gaba gabeeyay goor dhawayd
Axadf: January 9, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir gudoominaya kulan golaha wadatashiga qaranka…
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in dadka baraha bulshada ku taageero Farmaajo ay ka khatar badan yihiin fayraska OMICRON
Axadf: January 9, 2022 War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa dood xoogan…
Pakistan: Boqolaal qof oo laga soo badbaadiyay barafka xayiray
Axadf: January 9, 2022 Boqolaal qof oo ku xayirmay gudaha baabuurtooda ayaa lasoo badbaadiyay xilli qaar kamid…
Dagaal u dhexeeya booliska iyo militariga oo ka socda Guriceel
Axad: January 9, 2022 – Wararka ka imanaya magaalada Guriceel ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya inuu halkaasi…
Roobab xooggan oo sababay dhimasho oo ka da’ay Brazil.
Axad: January 9, 2022 Roobab ka da’ay koonfur bari dalka Brazil ayaa sababay khasaare dhimasho ka dib…
Nin saqafka sare ee gurigiisa iibiyay si uu madax furasho uga dhiibo wiilkiisa
Axad: January 9, 2022 Saidu Faskari oo ah nin beeraley ah oo ku sugan gobolka Katsina ee…