Category: WARARKA MAANTA
Maxaynu ka naqaanna siyaasiyiinta Itoobiya ay Xabsiga ka sii deysay?
Sabti: January 8, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa maalinti shalay ahayd shaaca ka qaadday siyaasiyiin muddo sanad iyo…
Puntland oo faahfaahisay howlgal dad lagu soo qabtay oo Boosaaso ka dhacay
Saaka oo Sabti ah waxa Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ay sii wadaan kulankoodii ay diiradda ku saaranayeen…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Magacaabay Guddi ka kooban 8 Xubnood
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi ka kooban masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda…
Golaha wadatashiga qaran oo ka doodaya daahfur la,aanta doorashada
Saaka oo Sabti ah waxa Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ay sii wadaan kulankoodii ay diiradda ku saaranayeen…
Ciidamo dheeraad ah oo caawa lagu arkayo Muqdisho iyo Cabsi dagaal oo ka jirta Villa Somaliya iyo Wiiftada caawa soo baxaysa
Sabti: January 8, 2022 Wararka caawa ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay jiraan cabsi dagaal…
Darawalada gaadiidka dadweynaha oo banaanbax ka dhigay Muqdisho
Darawalada gaadiidka nooca dadweynaha ay raacaan ee ka howlgala degmooyinka Dharkeenley iyo Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa…
Puntland oo qabatay koox ka shaqeynaysay tahriibinta dhalinyarada
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso, ayaa sheegaya in halkaas lagu qabtay shabakad isku xiran, oo ka ganacsaneysay…
Kazakhstan oo xabsiga dhigtay madaxii hore ee sirdoonka oo lagu eedeeyay khiyaano qaran
Madaxii hore ee hay’adda sirdoonka gudaha ee Kazakhstan ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay qiyaano…
Sharci ahaanshaha Wiiftadii xalay ka soo baxday Madaxweynihii hore Farmaajo ee amarka Bangiga Dhexe
Sabti: January 8, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku amray Guddoomiyaha…
Jeneraal Mascuud oo la Sheegay Inuu Ka Horyimid Xilka Qaadistii Lagu Sameeyey
Sabti: January 8, 2022 Sida ay ii xaqiijiyeen ilo ka agdhow Generaal Mascuud Maxamed Warsame ayaa kasoo…
Shirka Golaha Watashi Qaran oo Maalintii Lixaad Dib uga Furmay Muqdisho
Sabti: January 8, 2022 Shirkii golaha wadatashiga qaran ee u dhaxeeyay Rooble, madaxda maamul goboleedyada iyo guddoomiyaha…
Madaxweynaha Kazakhstan Kassym Tokayev oo ku dhawaaqay Jimcihii inuu diiday wax kasta oo suurtagal ah
Sabti: January 8, 2022 Madaxweynaha Kazakhstan Kassym Tokayev ayaa ku dhawaaqay Jimcihii inuu diiday wax kasta oo…