Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso Sababta uu isku casilay Guddoomiyihii Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ?

Guddoomiyaha Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa iska casilay xilka guddoomiyenimada. Saalax wuxuu warqaddiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo ku hanjabay inuu tallaabba ka qaadayo militariga Suudaan

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antonty Blinken ayaa sheegay iney Washington diyaar u tahay iney tallaabbo ka qaadayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Banaanbax rabshado wata oo ka socda Beledweyne

Dadweyne farabadan oo ka kala yimid xaafadaha Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ay Maanta halkaasi ka dhigayaan banaanbax…

Posted in WARARKA MAANTA

Khasaaro ka dhashay dabkii ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaalla Muqdisho

Dabka oo geystay intiisa badan khasaaro hantiyadeed ayaa Barqanimadii Maanta waxaa uu ka kacay Goobo Ganacsi oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ola Qaradawi oo xabsiga Dalka Masar laga sii daayey

Axad: January 2, 2022  Sida ay baahisay Wakaaladda wararka ee Masar ee MENA oo soo xiganaysa ilo…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo 3 dal ka saaray barnaamij ganacsi oo loogu talagalay Afrika.

Axad: January 2, 2022 War qoraal ah oo uu soo saaray, Wakiilka Ganacsiga ee Mareykanka,ayaa lagu sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Mudug oo amartay in cid kasta oo Gaalkacyo ku haysata hub sharci darro ah lagala wareego

Axad: January 2, 2022 hawlgalo ciidamada amniga puntland ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacayo ayey kusoo qab qabteen…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal kulul oo ka bilaawday Hiiraan Goor dhawayd una dhaxeeyo ciidamada HirShabelle iyo kuwa kale oo taabacsan sarkaal lagu magacaabo Nuur Dheere.

Axad: January 2, 2022 Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhow uu dagaal dib uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo ka tirsan DANAB oo qarax lagula beegsaday duleedka Dhuusamareeb

Axad: January 2, 2022 Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya iun maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaaradaha dagaalka Israa’iil oo duqeymo ka geystay Qaza

Axad: January 2, 2022 Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa xalay duqeymo ka geystay qeybo ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg : Qaraxyo lala beegsaday Ciidamo Kenyan & khasaaro ka dhashay

Axad: January 2, 2022 Qaraxyada oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Xubno ka tirsan Ururka…

Posted in WARARKA MAANTA

Deb xoogan oo ka kacay suuqa Seybiyaano.

Axad: January 2, 2022 Dab aad uxoogan sidoo kalana dhaliyay khasaare kala duwan ayaa ka kacay Suuqa…