Category: WARARKA MAANTA
Dagaal u dhaxeeyo beelo wada dego gobolada nugaal iyo sool oo ka dhacay degaanka saaxmaygaag
Axad: January 2, 2022 Dagaal xoogan oo u dhaxeeyo beelo kala dega gobolada Sool iyo Nugaal ayaa…
Afar Ruux oo COVID-19 ugu geeriyootay Cadaado & Amar la soo saaray
Axad: January 2, 2022 Maamulka Magaalada Cadaado ee Galgaduud dowlad Goboleedka Galmudug ayaa awaamiir culus kasoo saaray…
Taliyaha Ciidamada Madaxtooyada ee ka danbeeyey is hor istaaga Xafiiska Ra iisal wasaraha oo Xabsiga la dhigay
Axad: January 2, 2022 Sida aan ku helnay warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Xabsiga loo…
Dalka Sweden oo dhalasho siiyay sanadkii tagay in ku dhaw 4,067 qof oo Soomaali ah.
Axad: January 2, 2022 Warbixin ay soo saartay Heya’adda socdaalka dalka Sweden ayaa waxaa lagu sheegay in…
Beesha caalamka oo War ka soo saartay hadalkii ka soo baxay wasiirka amniga.
Axad: January 2, 2022 War qoraal ah oo kasoo baxay Xubnaha Beesha Caalaamka ayaa walaac looga muujiyay…
Puntland oo Sheegtay in sida Al-Shabaab ula dagaalamayaan dadka ka Ganacsada Maandooriyaha
Axad: January 2, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa ka hadlay waxyaabaha maanka…
Baarlamaanka Koonfur Afrika oo gubanaya goor dhawayd dab xoogan ka kacay
Axad: January 2, 2022 Baarlamaanka dalka Koonfur Afrika ee ku yaalla magaalada Capetown waxaa la sheegayaa inuu…
Soomaalidii magaca laheyd ee geeriyootay sanadkii tagey 2021-ka
Sabti: January 1, 2022 Wuxuu 9-kii bishii Oktoobar 2021 ku geeriyooday xanuunka Covid-19. Wuxuu ahaa qoraaga sheeko…
Taliyaha Ciidanka Booliska Saldhigga Dagmada Howlwadaag Najiib Carab oo ka hadlay Qaraxii caawa ka dhacay Carwa Idko
Sabti: January 1, 2022 Hal Qof ayaa ku geeriyooday 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen Qarax Gaari…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo soo saaray awaamir lagu sugayo amniga magaalada Beladweyne
Sabti: January 1, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa ku dhawaaqay in la sameynayo howlgallo amniga Beledweyne lagu…
Wasiirka amniga oo ka wareejiyey sugidda ammaanka garoonka Muqdisho ciidanka nabad sugidda.
Sabti: January 1, 2022 Wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur, ayaa soo saarey amar…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo caawa magacaabay guddi ka kooban shan wasiir oo loo xil-saaray baaritaanka afgambigii
Sabti: January 1, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay guddi ka kooban…