Category: WARARKA MAANTA
Radio Muqdisho oo bilaabay baahinta barnaamij ku baxaya Luuqadda Talyaaniga
Sabti: January 1, 2022 Maanta oo ah maalinta koowda ee sanadka 2022-ka, waxaa hirgalay isafgarad ay kala…
Dad ku dhintay isbuurasho ka dhacday Hindiya
Sabti: January 1, 2022 Ugu yaraan 12-qof ayaa ku dhimatay 13-kalana waa ay ku dhaawacmeen isbuurasho ka…
Booliska Malta oo sheegay in ay baaraya geerida Muwaaddin Soomaali ah oo dabaq kasoo dhacay
Sabti: January 1, 2022 Booliska Malta ayaa sheegay in baarayaitaan ku hayaan shan qof oo lala xiriirinayo…
Madaxweynaha dowlad goboleedka oo kulan la qaatay guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Cabdi Xaash
i Sabti: January 1, 2022 Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo haatan ku…
Dad ku geeriyooday Qarax ka dhacay Dalka Belgium
Sabti: January 1, 2022 Inta la shaaciyay Saddex qof ayaa ku dhintay Qarax xooggan oo ka dhacay…
Arrin uu sameeyey wasiirka arirmaha dibedda Pakistan oo caro ka dhalisay Sacuudiga
Sabti: January 1, 2022 Dadka Sacuudiga ayaa si caro leh uga hadlay hab “aflagaadeyn” ah oo uu…
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.
Sabti: January 1, 2022 Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Lafta Gareen oo Lagu Cadaadinaayo in Muqdisho gaaro
Sabti: January 1, 2022 Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in dhawaan ka furmo shirka ay yeelanayaan gollaha…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xalay la kulmay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland
Sabti: January 1, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay Muqdisho kula…
Duqa Degmada Gaalkacyo Oo Agab Gaarsiiyay Dadka Qaba Baahiya Gaarka ah
Sabti: January 1, 2022 Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Abdirahman Sheikh Hassan Oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Arimaha…
Dagaal ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Faafaahin kasoo baxaysa
Sabti: January 1, 2022 Dagaal u dhaxeeyay ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya iyo kooxo burcad hubeesan oo xirnaa…
Guuleystihi seddexaad ee abaalmarinta billadda nabadda ee ‘Noble’ oo Koonfur Afrika lagu aasayo
Sabti: January 1, 2022 Koonfur Afrika ayaa maanta iisu diyaarineyso aaska guuleystihi seddexaad ee abaalmarinta biladda nabadda…