Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda oo shaacisay inuu socdo diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

Sabti: January 1, 2022 Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahim Macalimuu oo war ka soo saaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashada Koofur Galbeed oo Shaaciyay doorashada 11-Kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka

Sabti: January 1, 2022 Guddiga Maamulka doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed (SEIT) ayaa shaaciyey 11…

Posted in WARARKA MAANTA

WHO: Waxaan rajo ka qabnaa 2022-ka inuu noqdo sanad Covid-19 laga adkaado

Sabti: January 1, 2022 Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay inuu ku rajo weyn yahay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Burcad dadka Ajaanibta oo keli ah beegsata oo Addis Ababa lagu qabtay

Sabti: January 1, 2022 Booliska Magaalada Addis Ababa ayaa sheegay burcad abaabulan oo in mudda ah ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay Shirkii Golaha Wasiirada caawa

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Gobolka Banaadir oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2022

Khamiis December 30, 2021 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)…

Posted in WARARKA MAANTA

Korneyl Abshir “Ku dhawaad 20 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ayaan ku dilnay weerarkii Balcad”.

Khamiis December 30, 2021 Taliyaha Guutada Sedexaad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Korneyl Abshir Maxamuud Shataqay oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu cambaareeyay isku daygii Afgambi ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Xarunta Golaha

. Khamiis December 30, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddoomiyay Shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalka ka socdo caawa magaalada Beledweyn oo u dhaxeeya maamulka gobolka Hiiraan iyo sarkaal Nuur Dheere.

Khamiis December 30, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya caawa magaalada Beledweyn, waxaana la sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar qasaare gaystay oo ka dhacay gobalka Kashmiir ee dalka Hindiya

Khamiis December 30, 2021 Ciidamada dalka hindiya ayaa lix ruux oo looga shakiyey in ay ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Tacsi: Geerida Adeer Maxamuud Gacal Cali

Khamiis December 30, 2021 Adeer Xamuu Caddey Sheekh Axmed Mataan iyo dhammaan faraca reer Sheekh Axmed Mataan,…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo uga digtay ciidamada qalabka sida inay ku milmaan siyaasadda,.

Khamiis December 30, 2021 Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa uga digtay ciidamada qalabka…