Category: WARARKA MAANTA
Ciidamada Badbaado Qaran oo goor dhawayd la Wareegay Sayidka, Dabka ilaa KM4 daawo
War deg deg ah: Saraakiisha badbaado Qaran oo goor dhawayd shir uga furmay Hoyga Guddoomiye Jacfar oo kuyaala isgoyska Dabka
Isniin: December 27, 2021 Wararka ka imaanaya caawa magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd uu shir…
Wasiirka amniga “ waan ku raad joognaa saraakiishii ka qeyb qaatay afganbi fashilmay
Isniin: December 27, 2021 Wasiirka amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa facebook-ga…
Kulan goor dhawayd u soo dhamaaday Rooble iyo musharixiinta iyo Sawirka farmaajo oo laga fujiyay Xafiiska Rooble
Isniin: December 27, 2021 Waxaa goor dhawayd soo idlaaday kulan u socday Raisal wasaaraha Soomaaliya iyo qaar…
Maamulka Dagmada Gaalkacyo oo wada dadaallo sare loogu qaadayo Bilicda magaalada
Isniin: December 27, 2021 Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdirahman Sheekh Xasan ayaa daahfuray markii u horeysay Shirkad…
Duqa Muqdisho oo xaraga ka jaray Dhismaha suuqa cusub oo ay yeelatay .Deyniile
Isniin: December 27, 2021 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)…
Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya XFS oo kormeeray Terminal-ka Movcon
Isniin: December 27, 2021 Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha…
Al cadaala “Ciidamadii qalabka ayaa loo isticmaalay inay xoog ku qabsadaan xafiiska Ra’iisul wasaaraha
Isniin: December 27, 2021 Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala ayaa si…
Ra’iisal wasaare Rooble oo xafiiskiisa tagay ka dib “xiisaddii ka taagnayd Madaxtooyada”.
Isniin December 27, 2021 Ra’isul Wasaaraha Somaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa tagay xafiiskiisa kadib markii taliyayaasha milatariga…
Farmaajo oo haatan kulan la leh taliyaasha ciidamada Qaranka, sida Milateriga, Booliska, NISA iyo taliyaha qaybta guud ee booliska gobalka Banaadir.
Isniin December 27, 2021 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan kulan la leh taliyaasha…
Mareykanka iyo UK oo baaq u diray madaxda sare ee Soomaaliya
Isniin December 27, 2021 Safaaradaha Mareykanka iyo Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa qoraal ay bartooda Twitter-ka soo dhigeen…
Mahdi Guuleed oo ka hadlay xiisadda u dhaxaysa madaxweynihii hore Farmaajo iyo Raisal Wasaaraha Somaliya Rooble
Isniin December 27, 2021 Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa qoraal uu boggiisa…