Category: WARARKA MAANTA
Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka
Khamiis: December 23, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta todobaadkii u dambeeyay ee xogta Feyruska…
Dowladda Mareykanka oo dalbatay in la saxo khaladaadka ka jira doorashooyinka Soomaaliya
Khamiis: December 23, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa dalbatay in la saxo khaladaadka ka jira doorashooyinka Soomaaliya, xilli…
Guddoomiyahii hore ee xisbiga Waddani Cirro oo ka hor yimid in la furo Xisbiyada ka hor doorashada
Khamiis: December 23, 2021 Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo sidoo kale ah Musharaxa madaxweynaha ee…
Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka shiray sugida Amniga doorashooyinka
Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland…
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalada Magaalada Boosaaso
Madaxtooyada Puntland ayaa qoraal kasoo saartay dagaalka ka socda Magalada Boosaaso, iyaga oo ku eedeeyay in Agaasimihii…
Maxay ka wada hadleen Xoghayaha Fulinta IGAD & RW Rooble?
Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda urur goboleedka…
Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo ansixiyay miisaaniyadda 2022
Golaha wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta kulankooda todobadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulkaas…
Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo soo gaaray Muqdisho
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha fulinta ee urur goboleedka IGAD, Dr Workneh…
Ciidanka Kumaandooska DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay
Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad guutada 16-aad ayaa howlgal qorsheeysan ka…
Beesha Caalamka oo ka hadashay Shirka ay yeelanayaan Golaha wadatashiga Qaran
Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeysay shirka Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda…
Mid kamid ah masaajidyadii ugu horreeyay dunida, oo la dhisay 1,200 oo sano ka hor oo laga helay saxaraha Negev ee ku yaalla Israa’iil.
Khamiis: December 23, 2021 Mid kamid ah masaajidyadii ugu horreeyay dunida, oo la dhisay 1,200 oo sano…
waddanka Mareykanka oo su’aal ka keenay diyaaradaha drones-ka ee uu Turkigu ka iibinayo waddanka Itoobiya
Khamiis: December 23, 2021 Mas’uuliyiinta waddanka Mareykanka ayaa su’aal ka keenay diyaaradaha drones-ka ee uu Turkigu ka…