Category: WARARKA MAANTA
Itoobiya oo sheegtay inaysan diyaar u aheyn in ay hawlgal millatari ka sameeyso gobolka Tigrey.
khamiis December 23, 2021 Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Redwan Xuseen ayaa sheegay in dowladda Itoobiya aysan…
Agaasimihii hore ee PSF oo sheegay in Puntland ay ka baxday xabad joojinta
khamiis December 23, 2021 War qoraal ah oo ka soo baxay agaasimihii xilka laga qaaday ee PSF…
Labo daraasadood oo ka soo baxay dalka UK oo tilmaamay in nooca cusub ee Amicron oo cudurka corona ka tirsan uu ka sahlan yahay noocii isaga ka horeeyay ee Delta.
khamiis December 23, 2021 Labo daraasadood oo ka soo baxay dalka UK ayaa tilmaamay in nooca cusub…
Madaxweynaha oo xalay la kulmay maamulka gobolka Banaadir iyo laamaha ammaanka gobolka
khamiis December 23, 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha…
Puntland oo war xasaasi ah kasoo saartay dagaalka Boosaaso kuna celisay
khamiis December 23, 2021 Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa markale looga hadlay xiisadda…
AFFRICOM:-Majirto taageero aan siino PSF, Balse waa ciidanka ugu awooda badan Puntland.
khamiis December 23, 2021 Taliska Mareykanka ee loo yaqaano AFFICOM, ayaa sheegay in aysan xiriir rasmi ah…
Alshabaab oo gurigiisa kala baxay guddoomiyihii maxkamadda Buurhakaba, Sheekh Manuur Sheekh Yuusuf, kadibna ay gowraceen
khamiis December 23, 2021 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar qorsheysan oo xalay dagaalyahano…
Xulka Degmada Warta Nabadda oo u gudbay finalka tartanka kubbadda Cagta.
Arbaco: December 22, 2021 Xulka Degmada Warta Nabadda ayaa usoo baxay fiinaalka tartanka kubadda cagta Degmooyinka iyo…
Magaalada Jowhar oo lagu soo bandhigay seddax dhalinyaro ah oo ka tirsanaa jiray kooxda Al-Shabaab.
Arbaco: December 22, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee xarunta HirShabeelle ayaa sheegaya in galabta halkaas…
Dowladda Taliyaaniga oo sheegtay in dhanka waxbarshada ka caawinaysa Dowlada Soomaaliya
Arbaco: December 22, 2021 Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa kala saxiixday Heshiis Is-afgarad ah oo ku saabsan…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb
Arbaco: December 22, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta dib ugu laabtay…
Ciidamada PSF oo qoraal ka soo saaray dagaalkii ilaa shalay ka socday Boosaaso
Arbaco: December 22, 2021 Ciidamada la dagaallanka argagixisada ee Puntland ee loo soo gaabiyo PSF ayaa qoraal…