Category: WARARKA MAANTA
Joe Biden oo ku dhawaaqay in 500 oo milyan oo qalabka baaritaanka si bilaash ah loogu qeybin doono shacabka Mareykanka
Arbaco: December 22, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in 500 oo milyan oo qalabka…
Madaxweynayaashii hore ee Puntalnd Cabdiraxman Farole, Cabdiweli Gaas iyo Ra’iisul Wasaariii hore ee Cumar Cabdirashid oo ka hadlay xaalada Boosaaso.
Arbaco: December 22, 2021 Madaxweynayaashii hore ee Puntalnd ee kala ah madaxeynihii hore ee Puntland Cabdiraxman Maxamed…
Wasiir 12 saacadood oo dabaal ah isku badbaadiyay
Arbaco: December 22, 2021 Wasiir ka tirsan xukuumadda Madagascar ayaa sheegay in uu dabaashay muddo 12 saacadood…
Dagaalkii Boosaaso oo sii Xogaystay iyo Ciidamada PSF oo guulo sheegtay
Arbaco: December 22, 2021 Wararkii ugu dmabeeyay ee ka imaanaya boosaaso ayaa sheegaya in ay yaraatay rasaas…
Dad isku qoys ah oo ku geeriyooday Hoobiye Magaalada Boosaaso
Arbaco: December 22, 2021 Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee uu geystay dagaalka saaka…
Maryan Maxamed Xirsi oo u geeriyootay rasaastii ay ku fureen ciidamada DF
Arbaco: December 22, 2021 Allaha u naxariistee waxaa saaka isbitaalka Digfer ee magaalada Muqdisho ku geeriyootay Maryan…
WHO oo dalalka Yurub ugu digtay faafitaanka Feyruska Omicron
Arbaco: December 22, 2021 Hay’adda caafimaadka Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO ayaa ku boorisay dowladaha…
Magaalada Beledxaawo Askari horey u dilay labo ciyaartoy oo saaka xukun dila lagu fuliyay
Arbaco: December 22, 2021 Warrarka laga helayo magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka meel…
Ra’iisul Wasaaraha Sudan oo qorsheynaya inuu xilka iska casilo saacadaha soo socda
Arbaco: December 22, 2021 Ra’iisul wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok ayaa u sheegay koox siyaasiyiin qaran ah iyo…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo shacabka Mareykanka uga digay halista Omicron
Arbaco: December 22, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in dowladdiisu ay bixin doonto ilaa…
Dowladda Itoobiya oo sheegtay in ay ugaarsanayso TPL
Arbaco: December 22, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidankeeda militarigu ay Fallaagara Tigreega ka sifaynayaan gobollada…
Dagaal culus oo goor dhawayd mar kale dib uga qarxay magaalada Boosaaso.
Arbaco: December 22, 2021 Dagaal culus ayaa saaka mar kale dib uga qarxay magaalada Boosaaso, kaasi oo…