Category: WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday oo Turkiga kula kulmay Dhakhaatiir Soomaaliyeed Oo Takhasus Ku Qaadanaya Dalka Turkiga
Talaado: December 21, 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay Dhakhaatiir Soomaaliyeed oo…
Milateriga Itoobiya oo ka hadlay go’aankii ay TPLF shalay shaacisay
Talaado: December 21, 2021 Milateriga Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada Tigreegu aysan ka bixin gobollada Axmaarada iyo…
Bashiir Goobe oo ka jawaabay eedeyn ‘dhul boob ah’ oo loo jeediyay Ra’isul Wasaare Rooble
Talaado: December 21, 2021 Taliye sare oo ka tirsan saraakiisha ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa soo jeediyey eedayn…
Cudursidaha Omicron oo kusii baahaya Mareykanka
Talaado: December 21, 2021 Saraakiisha caafimaadka Mareykanka ayaa sheegay in tafiirta cusub ee cudurka COVID-19 ee Omicron…
Maamulka Dhuusamareeb oo dib u dayactir ku sameynaya Nalalka cadceedda ku shaqeeya
Isniin: December 20, 2021 Maamulka Dhuusamareeb ayaa bilaabey dadaal dib loogu dayac tirayo nalalka ku shaqeeya cadceedda…
Kulan ku saabsan la tacaalidda isbadalka cimilada oo lagu qabtay Muqdisho
Isniin: December 20, 2021 Kulan Aqoon-isweydaarsi ah oo ku saabsanaa la tacaalidda Isbeddelka cimilada oo ay ka…
Iran oo ka hadashay waxa hortaagan wadahadalka iyaga iyo Sucuudiga
Isniin: December 20, 2021 Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Iran, Said Khadiib Saadah, ayaa sheegay in wadahadal…
Farmaajo iyo Fahad oo dagaal hoosaad ku haya Raysal Wasaare Rooble! RW Rooble.
Isniin: December 20, 2021 Farmaajo iyo Fahad oo dagaal hoosaad ku haya Raysal Wasaare Rooble! RW Rooble…
Turkiga oo raashin kaalmo ah gaarsiiyey qaar ka mid dadka ay abaartu saamaysay ee Soomaaliya
. Isniin: December 20, 2021 Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa sheegtay in maanta oo khamiis ah…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in Beesha Caalamka iyo deeq bixiyayaasha kale ee caalamiga ah ay lacagihii deeqaha ka goosteen dowladda federaalka.
Isniin: December 20, 2021 Beesha Caalamka iyo deeq bixiyayaasha kale ee caalamiga ah ayaa lacagihii deeqaha ahaa…
Rooble oo u tacsiyeeyay Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble Geeridii ku timid Cabdullaahi Cosoble Siyaad
Isniin: December 20, 2021 Raisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Tacsi u diray, Eebbe ha u…
Ururka Iskaashiga Islaamka oo xal u raadinaya xaaladda halista ah ee Afghanistan
Isniin: December 20, 2021 Waddamada Muslimka ah ayaa isku dayaya in ay wax ka qabtaan dhibaatooyinka dhaqaale…