Category: WARARKA MAANTA
Maxaa looga hadlayaa shirka ka furmay Pakistan oo ay ka qeybgalayaan 60 dal oo muslim ah?
Isniin: December 20, 2021 Wakiilo ka kala socda ku dhawaad 60 dal oo Muslim ah ayaa ku…
Dibadbaxyada dalka Sudan oo mar kale soo laba kacleeyey
Isniin: December 20, 2021 Boqolaal kun oo shacab ah ayaa is qabsaday waddooyinka caasimadda Sudan ee Khartoum,…
Tirada dadka ku dhintay duufaanta Filibiin ku dhufatay oo korortay
. Isniin: December 20, 2021 Ugu yaraan 169 qof ayaa hadda la og yahay inay dhinteen ka…
Senator Manchin oo dharbaaxo siyaasadeed qabadsiiyay Biden
Isniin: December 20, 2021 Dhabarjab weyn oo siyaasadeed ayaa soo gaaray madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, kaddib marki…
Cabsi laga qabo in dagaal loo adeegsado hubka Nukliyeerka uu dhexmaaro Pakistaan iyo Hindiya
Axad: December 19, 2021 Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan Imran Khan ayaa sheegay in haddii Hindiya ay weerar…
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Gobolada Waqooyi.
Axad: December 19, 2021 Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid…
‘Haddii aad halkan wax ka cunayso, ogow jiir ayaa kula cuni doona’
Axad: December 19, 2021 Diem Boyd waxa ay fadhiday bannaanka makhaayad ku taal xaafadda Greenwich ee caanka…
Senate-ka oo ansixiyay danjiraha cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya
Axad: December 19, 2021 Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyay in Larry Edward Andre, Jr. uu noqdo Safiirka…
Facebook-ga General Odowaa oo ‘burcad’ dhanka Internet-ka ah la wareegtay
Axad: December 19, 2021 Sida ay qortay wakaaladda Wararka ee SONNA, bogga rasmiga ee uu Facebook ku…
Afhayeenka xukuumadda oo fafaahinaya qodobadii looga hadlay shirka wada-tashiga qaran
Axad: December 19, 2021 Iyadoo doorashada Aqalka hoose ee Soomaaliya ay hareeyeen cabashooyin ka imaanaya dhinacyo kala…
Ciidamada Itoobiya oo dib ula wareegay magaalooyin cusub xilli TPLF ay sheegtay inay sameynayaan isbadel xeeladeysan
Axad: December 19, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dib ula wareegeen magaalooyin badan oo…
Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya oo “sharci darro” ku tilmaamay xil ka qaadistii maanta.
Axad: December 19, 2021 Guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka ee doorashooyinka Soomaaliya, Xuseen Maxamed Maxamuud Laki, ayaa ku…