Category: WARARKA MAANTA
Kooxaha gurmadka ee gobolka Kentucky oo wali guryaha iyo dhismooyinka burburay ka baaraya, dad ay suurtagal tahay in naf loogu tago
isniin: December 13, 2021 Kooxaha gurmadka ee gobolka Kentucky ee dalkaan Mareykanka ayaa wali guryaha iyo dhismooyinka…
Cabdiqani Siciid Carab Oo Laga Qaaday Xilka Guddoomiyihii Xiriirka Kubbada Cagta Soomaaliyeed
isniin: December 13, 2021 Qaar ka mid ah guddiga fulinta xiriirka kubbada cagta ayaa kulan ay xalay…
Buuq iyo gacan ka hadal dhax maray Golaha Wakiilada Somaliland
isniin: December 13, 2021 Waxaa Maanta uu buuq hareeyay furitaanka Kulanka Golaha Wakiilada Soomaaliland kadib markii qaar…
Ciidamo ka amar qaatan Madaxweyne ku xigeenka oo la wareegay gacan ku haaynta Garoonka Baladweyne
isniin: December 13, 2021 Ciidamo gaar ah oo la sheegey in ay ka amar qaatan Madaxweyne ku…
Madaxweyne Putin ” Waxaan xilliyada qaar ku shaqaysan jirey tagsiilinnimo
isniin: December 13, 2021 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ka hadlay sida uu uga qoomameynayo burburkii Midowga…
Aamusnaanta madasha wadatashiga qaran oo ay ku midaysan hoggaanka dowlad-goboleedyada dalka
isniin: December 13, 2021 Aamusnaanta madasha wadatashiga qaran oo ay ku midaysan hoggaanka dowlad-goboleedyada dalka iyo Ra’iisul…
Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo ka horyimid furista ururada siyaasada
isniin: December 13, 2021 Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo Waddani, ayaa si wayn uga horyimid go’aanka…
Galmudug oo ciidamo kala dhex-dhigtay maleeshiyaadkii ku dagaalamay Kaxandhaale
isniin: December 13, 2021 Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa galabta ciidamo kala dhex-dhigay…
Baashe Xoosh Jabriil oo u geeriyooday dhaawac ay burcad Turkish ah u geysatay
isniin: December 13, 2021 Baashe Xoosh Jabriil oo ahaa muwaadin Soomaaliyeed ayaa u geeriyooday dhaawac culus oo…
Dowladda Soomaaliya Oo Qabatay Munaasabad Ay Ku Martiqaadday Maalgashadeyaal Ajnabi Ah
isniin: December 13, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada…
Xukuumadda Abiy oo sheegatay in ay qabsatay waddo muhiim u ah Magaalada Mekelle.
Muqisho |QOL|Axad: December 12, 2021—Saraakiil katirsan Ciidanka Federaalka Itoobiya oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ee EBC ayaa…
Shaatax: Doorashooyinku waa in ay u dhacaan si hufan oo lagu kalsoonaan karo.
Muqisho |QOL|Axad: December 12, 2021—Cismaan Muxudiin Shaatax Guddoomiyaha Ururrada Bulshada Rayidka ayaa sheegay in Dalka uu u…