Category: WARARKA MAANTA
Puntland oo hakisay gaadiidka soo galaya Boosaaso
Sabti: December 4, 2021 Maamulka Puntland ayaa hakiyay gelitaanka Magaalada Boosaaso iyada oo baabuurta lagu celinayo degmada…
Itoobiya oo ku dhawaaqday in ay xirayso dugsiyada Sare
Sabti: December 4, 2021 Madaxda Sare ee dalka Itoobiya ayaa xiray dhammaan dugsiyada sare ee ku yaalla…
Ra’iisul wasaare Rooble oo amar siiyay laamaha Ammaanka
Sabti: December 4, 2021 Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya in…
Wada-hadalladii Mareykanka iyo Iran oo lagu kala-tegay kadib tallaabo ay qaaday Iran
Sabti: December 4, 2021 Wada-hadallada aan tooska aheyn ee Mareykanka iyo Iran ee la doonayo in lagu…
Golaha Ammaanka ee QM oo waqti ugu daray howlgalka la dagaalanka Burcad Badeeda Soomaalida
Sabti: December 4, 2021 Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi uu ka yeeshay waxa laga yeelayo…
Doorashada kaliya ee uu ogol yahay’ FARMAAJO
Khamiis: December 2, 2021 Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna musharax u taagan xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa…
Howlgal qorshaysan oo ay sameeyeen Kumaandooska Danab iyo kuwa Dowlad Gobaleedka Jubbaland
Khamiis: December 2, 2021 Howlgal qorshaysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ururka 5aad Guutada 16…
Madaxweynaha Galmudug oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Maamulkaas
Khamiis: December 2, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Shir guddoomiyay Shirka…
Ciidanka Cirka Itoobiya oo burburiyay biyo xireenka Korontada Tekeze ee gobolka Tigray
. Khamiis: December 2, 2021 Degaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa…
Sidee loo xushaa loona tababaraa sirdoonka Israa’iil.?
Khamiis: December 2, 2021 Waxaa jira sheekooyin badan oo la xiriira hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad. Qaar…
”Addoon ahaan ayaa afar jeer la ii kala iibsaday” – Sheekada Wiil Soomali ah
Khamiis: December 2, 2021 Maxamed Cabdiraxmaan oo kamid ah Tahriibayaal Soomaali ah ee laga soo qaaday dalka…
Hormuud Salaam Foundation oo Laptop u qaybisay ardaydii guuleysatay
Khamiis: December 2, 2021 Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta Laptop-yo u qaybisay ardaydii ku guuleysatay imtixaanta…