Category: WARARKA MAANTA
Shir u dhaxeeya Dowlad Gobaleedyada iyo Dowladda dhaxe oo Kismaayo ka furmaya
Axad: November 28, 2021 Maanta oo Axad ah ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Kismaayo ee Xarunta…
Canada iyo maraykanka oo xayiraad ku soo rogay duulimaadyadii ugu imaan jiray dalal Afrikan ah.
Axad: November 28, 2021 Waddanka Canada ayaa ka mid noqotay dalalka xayiraadda kusoo rogay dhowr dal oo…
Markabkii Ugu Horreeyey Oo Saaka Kusoo Xirtey Dekedda Garacad.
Axad: November 28, 2021 Waxaa oo saaka Axad ah Dekadda cusub Garacad ee Gobolka Mudug ee Maamulka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo qorsheynaysa inay doorashada ka soo wareejiso magaalada Beledweyne.
Axad: November 28, 2021 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynsaysa in doorashada laga soo wareejiyo magaalada Beledweyne laguna…
Ciidanka Itoobiya oo toogasho ku dilay lix ka tirsan militariga Suudaan
Axad: November 28, 2021 Lix askari oo ka tirsana militarig Suudan ayaa Sabtidii lagu dilay weerar ay…
Maxaa looga hadlay shirweynihii Dalka Macedonia ay ku yeesheen Jaaliyadaha Galmudug ee Yurub.? [SAWIRRO]
Axad, 28 Nov 2021 [QARANIMO ONLINE] Magaalada Struga, ee ku taal Waqooyiga Macedonia, waxaa lagu qabtay Shirwaynihii sanadlaha…
Magaalada Beydhabo oo maalintii labaad marti galineysa Doorashada Kuraas kamid Golaha shabacabka.
Axad: November 28, 2021 Guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in maanta la qaban doono kursiga…
Cabsi laga qabo in laga qaxo xaafadaha qaar ee magaalada Boosaaso iyo ciidanka PSF oo la soo dhoobay
Axad: November 28, 2021 Waxaa wali taagan oo aan xal laga gaarin khilaafka u dhexaya maamulka Puntland…
Ra’iisal wasaare Rooble oo ka hadlay cabashooyinka la xiriira doorashada Golaha Shacabka
Axad: November 28, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay…
Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada oo hakiyay natiijada kursiga HOP#067 ee yaasiin farey.
Axad: November 28, 2021 Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021 ayaa soo saaray go’aan ku…
Guddiga doorashada K/Galbeed oo ka hadlay sababta aysan u hakin doonin kursigii uu horay ugu fadhiyay Jawaari
Axad: November 28, 2021 Guddiga dorashada ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay sheegeen in maanta ay…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo weeraray garoon kuna dilay dhowr cayaartooy
Axad: November 28, 2021 Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in shalay gelinkii dambe askari…