Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Federaalka iyo Qaramada Midoobay oo War Wadajir ah soo saaray

Sabti: November 20, 2021 Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa si wadajir ah war uga soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashooyinka heer federal oo farriin u diray maamullada aan weli ku dhawaaqin liiska xildhibaanada

Sabti: November 20, 2021 Guddiga doorashooyinka ee heer federaal ayaa farriintii ugu dambeysay u diray maamullada aan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxwayne xilka haysay muddo 85 daqiiqo ah

Sabti: November 20, 2021 Madaxwayna ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa noqotay haweeneydii ugu horeeysay oo muddo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ururka Xamaas oo laga mamnuucay UK iyo taageereyaashooda oo digniin adag loo diray

Sabti: November 20, 2021 Xoghayaha arrimaha gudaha Britain, Priti Patel, ayaa Jimcihii sheegtay inay mamnuucday kooxda Falastiiniyiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Markab laga leeyahay dalka Shiinaha oo lagu qabtay isagoo kalluumaysi sharci darro ah ka waday xeebaha Galmudug

Sabti: November 20, 2021 Markab laga leeyahay dalka Shiinaha oo lagu qabtay isagoo kalluumaysi sharci darro ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Duufaan ee NISA oo howlgallo qorsheysan oo dad lagu qabqabtay ka fuliyay degmada Shibis ee Gobolkan Banaadir.

Sabti: November 20, 2021  Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgallo qorsheysan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Gor-Gor oo howlgal amniga lagu xaqiijinayay kaa sameeyay degaannada Buushka Gobolka Shabeellaha Hoose.

Sabti: November 20, 2021 Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor  ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal  amniga lagu xaqiijinayay kaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo ugu hambalyeeyay Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed shaacinta

Sabti: November 20, 2021 Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga maamulka Doorashada Dowlad…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Joe Biden oo xilka ku wareejiyay madaxweyne ku xigeenka Kamala Harris kadib Qaliin uu marayo.

Sabti: November 20, 2021 Madaxweynaha Marekanka ,  Joe Biden ayaa xilka ku wareejiyay madaxweyne ku xigeenka Kamala…

Posted in WARARKA MAANTA

Falcelin caro leh oo ka dhalatay dooro ay Amisom siiyeen haween Soomaali ah

Sabti: November 20, 2021 xoogan iyo dhalleeceyn ayaa ka dhalatay dooro ama digaag ay ciidamada Amisom siiyeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo Saldanadda Cuman ugu hambalyeysay sanad guurada 51aad ee Qaranimada dalkaas

khamiis: November 18, 2021 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo Boqortooyada Marooko ugu hambalyeysay sanad guurada 66 aad ee Gobonnimada dalkaas

khamiis: November 18, 2021 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa…