Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada ammaanka Suudaan oo toogasho ku dilay 15 qof

Khamiis : November 18, 2021 Ciidamada ammaanka ayaa toogasho ku dilay ugu yaraan 15 qof kaddib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Biden oo amray in la baaro sababaha keenay sicir-bararka iyo sare u kaca qiimaha shidaalka

Khamiis : November 18, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa weydiistay Wakaaladda Ganacsiga ee Federaalka in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo Dowlad Goboleedyada u qabtay 24’saac inay ku bilaabaan doorashada

khamiis: November 18, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Sidee ayay TPLF ugu suuragashay inay loodiyaan mid ka mid ah ciidankii ugu awoodda badnaa Afrika?

khamiis: November 18, 2021 Ciidan mar ahaa kuwo xoog badan oo ay awooddoodu u soo jiiday ixtiraamka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maleeshiyaad hubeysan oo xalay qof Shacab ah ku dilay degaanka Cagfagooye oo kamid ah degmada Balanballe

khamiis: November 18, 2021 Maleeshiyaad  hubeysan ayaa xalay waxaa ay qof Shacab ahaa ku dileen degaanka Cagfagooye…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiil Soomaali ah oo tooreey lagu dilay dalka Koonfur Afrika

khamiis: November 18, 2021 Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Gudaha dalkaas waxaa ay Wiil Soomaali ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Doorashooyinka Galmudug ayaa maanta shaaciyey 5-ta kursi ee ugu horreysa oo ay qabanayaan maalmaha soo socda

khamiis: November 18, 2021  Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Galmudug ayaa Maanta oo Khamiis ah shaaciyay shanta kursi…

Posted in WARARKA MAANTA

Jabbuuti oo sheegtay in ay khasaare weyn gashay dagaalka Itoobbiya awgii

khamiis: November 18, 2021  Dagaalka Itoobiya waxa uu halis ugu jiraa in uu meesha ka baxo horumarka…

Posted in WARARKA MAANTA

Senator Yuusuf Geelle Ugaas Dhageey oo iska casilay kursigii Aqalka Sare ee dhowaan dib loogu doortay

khamiis: November 18, 2021  Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey) ayaa iska casilay kursigii Aqalka Sare ee dhowaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo ka qeybgaleyso shirka 23 ee wadamada ku bahoobay IORA

khamiis: November 18, 2021  Soomaaliya oo ka qeybgaleyso shirka 23 ee wadamada ku bahoobay IORA. Wasiiru-dowlaha wasaaradda…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka wada-tashiga Siyaasadda Waxbarashada oo ka furmay Dhuusamareeb

khamiis: November 18, 2021  Shirka wada-tashiga siyaasada Waxbarashada xaaladaha degdega ah ee dalka ayaa maanta ka furmay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Amniga Oo Toogtay Nin Ganacsade Caan Ahaa Ku Dilay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

khamiis: November 18, 2021  Nin ku hubeysnaa Bastoolad ayaa fiidnimadii xalay xaafad ka tirsan degmada Wadajir ee…