Category: WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Kenya oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta oo Arbaca ah la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka…
Ciidamo ka tirsan Somaliland oo u goostay Jabhadda SSC
Boqolaal Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Somaliland ayaa Maanta ka goostay, kuwaas oo ku biira Ciidanka jabhada…
Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Magaalada Marka
Wasiirka Amniga Koonfur galbeed Isaaq Cali Subagle ayaa shir gudoomiyay kulanka Amniga Degmada Marka waxaana ka qeybgalay…
RW Rooble oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiil Ciidan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadsa xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa kulan…
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo howlgal kula wareegay degaano dhowr ah
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad Qeybta 60-aad ayaa Maanta Howlgallo qorsheysan waxaa ay ka…
AMISOM oo Ciidamo horleh keentay Soomaaliya
Magaalada Muqdisho waxaa saacadihii la soo dhaafay soo gaaray Ciidamo ka tirsan booliska howlgalka Midowga Afrika ee…
Mareykanka oo digniin hor leh kasoo saaray xaaladda Itoobiya
Mareykanka ayaa muwaadiniintiisa ku sugan Itoobiya uga digay in aan lasoo daadgureyn doonin waa haddii ay faraha…
Dibadbaxyo looga soo horjeedo militeriga Suudaan oo haatan ka socdaa dalkaas.
Arbaco: November 17, 2021 Dibadbaxyo looga soo horjeedo militeriga Suudaan ayaa haatan ka socdaa dalkaas. Dadka wado…
Maamulka Magaalada Garbahaarrey ee xarunta Gobolka Gedo oo sheegay in la soo xiray rag lagu tuhun sanyahay inay wax ka ogaayeen weerar hoobiyayaal
Arbaco: November 17, 2021 Maamulka Magaalada Garbahaarrey ee xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegay in la soo xiray…
Dowlada Armenia oo ciidamo looga dilay xadka Azerbaijan
Arbaco: November 17, 2021 Tiro kamid ah ciidamada dalka Armenia ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay xadka…
Mareykanka “ Daadgureyn la mid ah tii Afghanistan kama dhici doonto Ethiopia
Arbaco: November 17, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa mar kale ku boorisay muwaadiniinteeda inay ka baxaan dalka dagaallada…
Kooxda Al-Shabaab oo si la yaab leh u afduubatay sarkaal horey uga mid ahaan jiray, kaasi oo isku soo dhiibay ciidamada Dowladda daawo
Arbaco: November 17, 2021 Kooxda Al-Shabaab ayaa si la yaab leh u afduubatay sarkaal horey uga mid…