Category: WARARKA MAANTA
Xubno kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo doorashadooda la qabanayo
Guddiga Maamulaya doorashada xildhibaannada Gobolada Waqooyinee Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay inay qabanayaan doorashada 9 kamid ah kuraasta…
Turkiga oo qabtay hub ay lahaayeen Kooxda PKK
Dowlada Turkiga oo gacanta ku dhigtay hub la doonayey in lagu weeraro saldhig ay leeyihiin ciidanka gaarka…
Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyay Xeer qabanaya mas’uuliyiinta Xukuumadda
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Cabdirashid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullaahi Cusmaan…
Mareykanka oo markale baaq la xiriira doorashada u diray Madaxda Soomaalida
Dowladda Mareykanka ayaa markale waxaa ay ugu baaqday Madaxda Soomaalida inay si deg deg ah u soo…
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Magaalada Burco.
Axad: November 14, 2021 Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa shil gaari oo xalay ka dhacay deegaanka…
Isbaheysiga Taageera Ciidamada Dowladda Yeman oo ku dhawaaqay in ay dileen Xuutiyiinta
Axad: November 14, 2021 Isbaheysiga Taageera Ciidamada Dowladda Yeman ayaa ku dhawaaqay in 24-kii saac ee lasoo…
Dad mudaaharadayaal ah oo lagu dilay Suudaan
Axad: November 14, 2021 Dad Goob joogayaal ah iyo kooxaha gurmadka degdega ah ayaa sheegay in 5…
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo si geesnimo leh uga hortagay weeraro ay maleeshiyada Al-Shabaab damacsanaayeen
Axad: November 14, 2021 Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa si geesnimo leh uga hortagay weeraro ay maleeshiyada…
Boqor Buurmadaw oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho
Axad: November 14, 2021 Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaaray boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur Madow) oo si…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo war cusub ka soo saartay doorashooyinka dalka dhammeystirka mida Aqalka Sare
Axad: November 14, 2021 Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa war cusub ka soo saartay doorashooyinka dalka ee…
Jubaland oo sheegtay in khilaafka siyaasadeed uu sababay in gargaarkii gaari waayo deegaannada qaar
Axad: November 14, 2021 Maamulka Jubaland ayaa sheegay in khilaafka siyaasadeed ee ka taagan gobolka Gedo uu…
Rooble oo loogu Hambalyeeyay Guusha uu ka gaaray dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare.
Axad: November 14, 2021 Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare…