Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashadii ugu horreysay ee aqalka hoose ee Soomaaliya oo maanta bilaabmeysa

isniin: November 1, 2021 Waxaa maanta la filaya in magaalada Muqdisho lagu doorto kuraastii ugu horreysay ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay koox burcad ah iyo xubno ka tirsan Al-shabaab

. isniin: November 1, 2021 Ciidamada booliska ee maamulka Puntland ayaa xalay howlgal waxaa ay ka sameeyeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo sheegay inuu horumarinayo siyaasadiisa ku aadan la dagaalanka Al-shabaab

isniin: November 1, 2021 Kaaliyaha amniga ee madaxweynaha Maraykanka, Taliyaha AFRICOM General Stephen Townsend, iyo Kaaliyaha Xoghayaha…

Posted in WARARKA MAANTA

13 Qof oo ku dhaawacantay shil tareen oo ka dhacay Uk.

isniin: November 1, 2021 Booliska ingiriska ayaa sheegay in ugu yaraan 13 qof uu dhawac kasoo gaaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy oo soo saaray farriin guul-darro iyo Tigrayga oo qabsaday magaalo kale

isniin: November 1, 2021 Ciidamada Tigray-ga ayaa Axaddii ku dhowaaqay inay qabsadeen magaalo muhiim ah oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo mar kale ugu baaqay Ahlu Sunna in hubka dhigaan isna dhiibaan

isniin: November 1, 2021 Ciidamada dowlada federaalkka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa dhawaan dagaal dhiig badan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Macron oo Raysal wasaraha Australia ku eedeeyey y in uu ‘beenaale’ yahay

isniin: November 1, 2021 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Australia Scott Morrison uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku qaabilay x Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federaal

isniin: November 1, 2021 Madaxweynaha Puntland Sidiid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Booliska iyo kuwa daraawiishta Puntland oo howlgallo kala duwan ka sameeyeen Wadooyinka

Axad: October 31, 2021  Ciidamada Booliska iyo kuwa daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay howlgallo kala…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga khilaafaadka doorashooyinka oo war kasoo saaray doorashada gobollada waqooyi Somaliland.

Axad: October 31, 2021  Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa war kasoo saaray doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo ugu baaqay mucaaradka Tigray inay ka baxaan gobollada Amhara iyo Afar ee waqooyiga Ethiopia,

Axad: October 31, 2021 Mareykanka ayaa ugu baaqay mucaaradka Tigray inay ka baxaan gobollada Amhara iyo Afar…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhalinyaro soomaaliyeed oo loo qabtay muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Hindiya

Axad: October 31, 2021 Dhalinyaro Soomaali ah ayaa waxaa Muwaadin kale oo Soomaali ah ay ku dileen…