Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland oo u ambabaxay Magaalada Dhoobleey

Arbaco: October 27, 2021 Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Cabdiraxmaan Cabdi Axmed iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka oo khadka taleefoonka kula hadlay Ra’iisul wasaarihii rayidka ahaa ee Suudaan la afganbiyay

Arbaco: October 27, 2021 Mareykanka ayaa sheegay in Xoghayaha Arrimaha Dibadda, Antony Blinken, uu khadka taleefoonka kula…

Posted in WARARKA MAANTA

Marekanka oo ka walaacsan koox calooshooda u shaqestayaal kasoo jeeda Ruushka .

Arbaco: October 27, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay koox calooshooda ushaqestayaal kasoo jeeda Ruushka oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo kulan la qaatay Madaxa Cusub ee Xafiiska WFP ee Somaliya

Arbaco: October 27, 2021 Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa kulan la qaatay Madaxa Cusub ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Uganda Oo Sheegtay In Qof Ismiidaamiyay Uu Ka Dambeeyay Qarax Ka Dhacay Kampala

Arbaco: October 27, 2021 Afhayeenka booliiska Fred Enanga ayaa sheegay in qofka ku dhintey qaraxa uu ahaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Ammaanka oo howlgallo ka sameeyay Baladweyne.

Arbaco: October 27, 2021 Ciidamada Booliiska DG Hir-Shabeelle ayaa howlgallo baaris ah ka sameeyay xaafadaha Magaalada Baladweyne,…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxamed Bin Salmaan: “Wuxuu doonayay in boqor Cabdalla lagu dilo faraanti sun ah” – Sarkaal Hore

Arbaco: October 27, 2021 Sarkaal hore oo ka tirsanaa sirdoonka Sacuudiga ayaa sheegay dhaxal sugaha dalkaas Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Ahlusunna oo wata Gaadiidkooda dagaalka oo ku baxay wadada deegaanka Gowd wiil ee dhacda dhanka Waqooyi Beri degmadda Giriceel

Arbaco: October 27, 2021 Ciidanka Ahlusunna oo wata Gaadiidkooda dagaalka ayaa ku baxay wadada deegaanka Gowd wiil…

Posted in WARARKA MAANTA

Saaxiibada caalamka oo ka walaacsan xaaladda beni’aadanimo ee Guriceel

Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa ka walaacsan dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee Dowlad Goboleedka Galmudug.“Colaaddu ma aha…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo amar siiyay Saraakiisha hay’adda NISA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble  oo wehliyay Wasiirka Amniga Gudaha ayaa galabta kormeeray Xarunta Hey’adda NISA…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo sheegay inay ka fiirsanayaan taageerada ciidanka Danab

Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya.Arrintan ayaa ka danbeysey kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG DEG: Mareykanka oo sheegay inay ka fiirsanayaan taageerada ciidanka Danab kadib dagaalkii Guriceel

  Talaado: October 26, 2021 Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee…