Category: WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay taliyaha AMISOM kalana hadlay dagaalka Al-shabaab
Talaado: October 26, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland…
Gudiga Gaadiidleyda Xamuulka ah ee Gobolka banaadir oo cabasho u gudbiyay Raisal Wasaare Rooble
Talaado: October 26, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha…
Qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday bas marayey meel u dhow magaalada Kampala
Talaado: October 26, 2021 ooliska Uganda ayaa sheegay in qarax habeenkii Isniintii lala beegsaday bas, kaasi…
Madaxweyne Qoorqoor oo ka hadley dagaalka Guriceel maalmo kadib
Talaado: October 26, 2021 Madaxweynaha maamul goboleedka GalMudug ee Soomaaliya, Axmed Cabdi Kaariye ”Qoor Qoor” ayaa…
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqday a dacwadii loo haystay Hay’adda Sahan Research iyo agaasimaha guud ee hay’adda ee Matt Bryden.
Talaado: October 26, 2021 Wararka ka imaanaya Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in goor dhawayd ay…
dilkii madaxwaynihii hore ee dalka Burkina Faso Thomas Sankara
Talaado: October 26, 2021 Dacwadda dilkii madaxwaynihii hore ee dalka Burkina Faso Thomas Sankara ayaa waxaa gundhig…
Ahlusunna oo War-saxafadeedka Kasoo saaray Xaalada Degmada Guriceel
Talaado: October 26, 2021 Culumada Ahlusunna ayaa War-saxafadeedka Kasoo saaray Xaalada Cakiran ee galmudug gaar ahaan Degmada…
Weeraryahanka Liverpool Maxamed Saalax oo Doonaya qandaraas gaaraya 500,000
Talaado: October 26, 2021 Weeraryahanka kooxda Liverpool, ee u dhashey dalka Masar, ee Maxamed Saalax, ayaa doonaya…
18 qof oo lagu dhex diley masaajid ku yaalla Nayjeeriya
Talaado: October 26, 2021 Ugu yaraan 18 qof, ayaa lagu dhex diley weerar lagu qaadey masaajid ku…
Sarkaal sare oo ka tirsan Ahlu Sunna oo u Reuters in ay dhimashada gaaertay 120 qof
Talaado: October 26, 2021 Sarkaal sare oo ka tirsan Ahlu Sunna Waljamaaca oo la hadlayey wakaaladda wararka…
Dad ku dhintey mudaaharaadyo loogga soo horjeedo ciidanka afgambiyey xukuumadii Sudan
Talaado: October 26, 2021 Toddobo qof ayaa ku dhintey mudaaharaad ka dhacey Sudan, kadib markii ay isku…
Sacad Al-Jabri: “Maxamed Bin Salmaan wuxuu kireystay calooshood u shaqeystayaal i dili”
Talaado: October 26, 2021 Sacad Al-Jabri oo horay u ahaan jiray sarkaal sare oo ka tirsan sirdoonka…