Category: WARARKA MAANTA
Ciidanka Nabad Sugida Jubbaland oo Fashiliyay Qarax miino magaalada Kismaayo.
Axad: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya caawa Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidanka hay’adda Nabad Sugida iyo…
Taliyihii Ciidamada Haramcad ee Galmudug oo dhaawac Soo gaaray u geeriyooday
Axad: October 24, 2021 Allaha unaxaristee Waxaa Geeriyooday Taliyihii Ciidamada Haramcad ee Galmudug xalay Loo Magacaabay, ka…
Xaalada Guriceel oo caawa Dagan Taliyihii ciidanka booliska Haramcad oo ku dhaawacmay Dagaalkii Galabta.
Axad: October 24, 2021 Waxaa caawa Dagan xaalada magaalada Guriceel ee xarunta ganacsiga Gobolada dhexe, waxaana la…
Ragga lagu tuhunsan yahay qaraxii Kampala oo la sheegay in ay ka casheeyeen meeshii ay Qarxiyeen
Axad: October 24, 2021 Booliiska Uganda ayaa sheegay in saddex nin oo lagu tuhunsan yahay in ay…
Ninka daroogada ka ganacsada ee aadka looga raadinayey dalka Colombia oo la qabtay.
Axad: October 24, 2021 Dairo Antonio Úsuga, oo loo yaqaan Otoniel, ayaa Sabtidii lagu qabtay hawgal wada…
Maxamed Saalax oo noqday ciyaartoygii ugu horreeyey ee Liverpool u dheela ee saddex gool ku dhaliya garoonka Old Trafford
Axad: October 24, 2021 Ciyaartii xiisaha lahayd ee garoonka Old Trafford ku dhexmartay kooxaha Manchester United iyo…
Senator Mashruuc “Xabbadda Guriceel ka socota waxa kaliya ay dabaal deg u tahay kooxaha argagaxisada
Axad: October 24, 2021 Senator Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) oo ka tirsan golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka…
Wasiiru Dowlaha Cusub Wasaaradda Howlaha Guud Bashiir Goobe oo la dhaariyay.
Axad: October 24, 2021 Waxaa la dhaariyay Wasiiru Dowlaha Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka…
Dagaal kulul oo mar kale galabta gabaldhicii ka dhacay Duleedka magaalada Guriceel..
Axad: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in galabta gabaldhicii uu mar kale…
RW Rooble oo UNHCR kala hadlay u gurmashada dadka abaartu saameeysay
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka…
Bandow lagu soo rogayo degmooyin ka tirsan Puntland
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari Xuseen Cali Maxamuud ayaa ugu baaqay ciidamada Booliska…
Madaxweynaha Uganda oo ka hadlay qarixii ka dhacay Magaalada Kampala
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Madaxweynaha waddanka Uganda Yoweri Museveni ayaa qaraxii habeenkii xalay ahaa ka dhacay caasimadda…