Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Boqolaal ka tirsan Ciidamada Haramcad iyo Gor gor oo saakay mar kale loo qaaday magaalada dhuusamareeb

Axad: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya garoonka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay mar kale Boqolaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Muqdisho oo saakay la soo gaarsiiyay saraakiil iyo ciidamo ku dhaawacmay dagaalka Guriceel ee shalay

Axad: October 24, 2021 Magaalada Muqdisho waxaa la soo gaarsiiyay saraakiil iyo ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowlada oo soo bandhigay maxaabii ay ku qabteen Dagaalkii ka dhacay guriceel shalay.

Axad: October 24, 2021 Ciidamada Dowlada ayaa soobandhigay Sawirada tiro maxaabiis ah oo ay sheegeen in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Kenya.

Axad: October 24, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaraxa ka dhacay banaanka maqaayad caan ah oo ku taalla Kampala.

Axad: October 24, 2021 Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay qarax xalay ka dhacay magaalada Kampala…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal mar kale saakay ka bilaawday magaalada Guriceel ee Galgaduud

Axad: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Guriceel ee xarunta ganacsiga Galmudug ayaa sheegaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

James Swan oo hal arrin ku amaanay Madaxweynaha Hirshabelle

Sabti: October 23, 202 Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen  ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Ahlusunna oo wadada u gashay Gurmad ka yimid B/weyne iyo Taliyihii Ciidanka gurmadka y.

Sabti: October 23, 202 Wararka ka imaanaya magaalada matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Maaliyadda oo daahfuray shirka Wada-tashiga miisaaniyadda 2022

Sabti: October 23, 202 Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta daah-furay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Sabti: October 23, 202 Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ( Dabageed )…

Posted in WARARKA MAANTA

Cayaartooyda Degmada C/casiis oo u gudbay wareegga Afar dhamaadka tartanka Kubadda gacanta

Sabti: October 23, 202 Cayaartooyda Degmada Cabdicasiis ayaa u soo baxday afar- dhammaadka Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo qaabilay Wasiirka Qorsheynta Hirshabeelle

Sabti: October 23, 202 Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyaan Agaasimaha Xalka…