Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Hadal hayn ka dhalatay atoore caan ah oo toogtay sawir qaadihii filimka uu duubayay

Sabti: October 23, 202 Alec Baldwin: Jilaa caan ah oo toogtay sawir qaadihii filimka uu duubayay Ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan Daahir oo jawaab kulul u soo diray guddoomiyaha hay’adda culumada Soomaaliyeed

Sabti: October 23, 202 Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xabsi guri ugu jira dowladda Soomaaliya ayaa jawaab…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir lagu eedeeyay in muhaajiriin u diiday dalkiisa oo maxkamad la soo taagay

Sabti: October 23, 202 Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee Talyaaniga, Matteo Salvini, ayaa la soo taagay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 30 qof oo ku dhimatay Dagaalkii magaalda Guriceel ee saakay ilaa galabta.

ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo ciidamada Ururka Ahlu Sunna Waljameeca. Wararka…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyihii Ciidanka Danab ee Galmudug oo ku dhintay dagaalka Guriceel

Sabti: October 23, 202 Wararka ka imaanaya Magaalada Guriceel, ayaa xaqiijinaya in dagaalka lagu dilay taliyihii ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoogagga Ahlu-sunna oo dib ugu soo rogaal-celiyay Magaalada Guriceel

Sabti: October 23, 202 Xoogagga Ahlu-sunna oo dib ugu soo rogaal-celiyay guriceel Wararka ka imanaya magaalada Guriceel…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo sheegtay in ay la wareegtay Guriceel

Muqdisho|| QOL| October 23 2021=Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa sheegay in ay si buuxda ula wareegeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qataay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobey

Muqdisho|| QOL| October 23 2021=Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe Oo Daah-Furay Hanaanka Adeeg Dadaajinta Ee Dowladaha Hoose.

Sabti: October 23, 2021  Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoob, ayaa daah furay hanaanka Adeeg daadajinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay saldhiga Booliska iyo xarunta degmadda Guriceel

Sabti: October 23, 2021  Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa la wareegay Saldhigga booliska iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Rooble oo xil u magacabay Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobel

Sabti: October 23, 2021  Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xil u magacabay Bashiir Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda Uu ku xirnaa Cali Xarbi Cali iyo xog kale oo xasaasi ah oo la shaaciyey

Sabti: October 23, 202 Cali Xarbi Cali oo ah Soomaali British loo haysto dilka xildhibaan David Amess…