Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

wargeyska The Times ee ka soo baxa UK oo sheegayCali Xarbi qofkii uu wacay Markii uu dilay xildhibaan David Amess

Arbaco: October 20, 2021 Waxaa weli socda baaritaanka lagu hayo dilka xildhibaan David Amess oo ka tirsanaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Haweeney ku dhashey mar qura 7 caruur ah Dalka Pakistan

Talaado: October 19, 2021 Isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaalla magaalada Abbottabad ee dalka Pakistan, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Soomow oo raali-gelin ka dalbaday Sheekh Bashiir kadib hadalkiisii xasaasiga Daawo Muqaalka

Talaado: October 19, 2021 Afhayeenka hey’adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Cabdulqaadir Soomow oo ka mid ah culumada dariiqada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Itoobiya oo ku eedeysay dagaal yahanada mucaaradka Tigreega iney dileen in ka badan 30 qof

Talaado: October 19, 2021 Dowladda Itoobiya, ayaa ku eedeysay dagaal yahanada mucaaradka Tigreega, iney dileen in ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Hey’adda hubinta tayada Koonfur Afrika oo sheegtay ineysan oggolaan doonin tallaalka Sputnik ee Ruushku sameeyey

 Talaado: October 19, 2021 Hey’adda hubinta tayada dawada iyo caafimaadka ee Koonfur Afrika, ayaa sheegtay ineysan oggolaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dalka Senegal oo qabatey daroogadii uggu badneyn abid ay la wareegaan, taasoo ah nooca loo yaqaano Cocaine

.  Talaado: October 19, 2021 Madaxda dalka Senegal, ayaa qabatey daroogadii uggu badneyn abid ay la wareegaan,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka howlaha guud Somaliland oo sheegay in Maxkamada la tiigsanayo Guddoomiyaha xisbiga Ucid, Faysal Cali Waraabe

 Talaado: October 19, 2021 Waxaa meel sare gaartay xiisada maalmihii dambe ka dhex aloosneyd Wasiirka howlaha guud…

Posted in WARARKA MAANTA

Cali yare oo sheegay in uu fashilmay waan waantii Ahlusuna iyo Galmudug

Talaado: October 19, 2021 Gudoomiyaha ku-xigeenja Ammniga Gobolka banaadir cali yare cali ayaa soo dhigay Bogiisa Facebook…

Posted in WARARKA MAANTA

Wareegga kooxaha ee tartanka Kubadda gacanta oo la soo gabo gabeeyay

Talaado: October 19, 2021  Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 ayaa maanta Wareegga kooxaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Wax ka ogow shan diyaarad militari oo ah kuwa ugu halista badan adduunka iyo wadamada haysta

Talaado: October 19, 2021  Inta badan militariga adduunka waxay gaareen horumar lagu sameyanayay diyaaradaha dagaalka ee khumaatiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Kuuriyada Waqooyi oo markale tijaabisay gantaalo hor leh

Talaado: October 19, 2021  Kuuriyada Waqooyi ayaa ugu yaraan hal gantaal oo nuuca ballistigga ah ku ridday…

Posted in WARARKA MAANTA

Ugaaska beelaha Mudulood oo la kulmay G/Sare Saney Cabdulle iyo Col. Cismaan Xaadoole oo ku dagaalamay

 oo  maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamay Talaado: October 19, 2021  Waxaa maanta markii ugu horeysay laga…