Category: WARARKA MAANTA
Ciidamada Booliska Hir-Shabeelle oo howlgallo dad badan lagu qabqabtay oo ka sameeyay Magaalada Jowhar
Talaado: October 19, 2021 Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa howlgallo dad badan lagu qabqabtay oo amniga…
Qoowmiyada Reer Nigeria ah isu haysta in ay Yuhuud yihiin
Talaado: October 19, 2021 Isagoo kursiga ku dangiigsan kuna sugan macbad ku yaalla caasimadda Nigeria ee Abuja,…
Hoggaamiyaha Xizbullah oo markii ugu horreysay shaaciyey tirada ciidamada Xizbullah
Talaado: October 19, 2021 Hoggaamiyaha Xizbullah ayaa sheegay in dhaq-dhaqiisa uu haysto 100,000 oo dagaal-yahan “oo tababaran…
Madaxweynaha Jubbland oo soo saaray liiska magacyada afarta musharax Aqalka sare
Talaado: October 19, 2021 Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa soo saaray liiska…
Gudaha iyo Duleedka Guriceel oo dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka socda saacadihii la soo dhaafay
Talaado: October 19, 2021 Sida ay warbaainta u sheegeen dadka deegaanka waxaa laga qabsi qabaa in…
Madaxweyne Laftagareen oo maamul cusub u magacaabay gobolka Shabeellaha hoose.
Talaado: October 19, 2021 Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xilka ka…
Kooxda Liverpool oo safar ku tagtay waddanka Spain oo ay kula soo ciyaarayso caawa Atletico Madrid
. Talaado: October 19, 2021 Liverpool ayaa safar ku tagtay waddanka Spain oo ay kula soo ciyaarayso…
Sweden oo Soomaaliya u soo dirtay wakiil horay uga soo shaqeeyay Muqdisho iyo gobolka geeska Afrika
. Talaado: October 19, 2021 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa nuqul…
Faqi oo bartiisa facebooka ku sheegay in Wadaadada wahaabiyada ay duulaan ku yihiin Galmudug.
Talaado: October 19, 2021 Wasiirki hore Amniga Galmudug Ahmed Faqi oo bartiisa facebooka ku sheegay in Wadaadada…
Ergaygii ugu sareeyay Mareykanka ee Afghanistan oo xilkiisa iska casilay
Talaado: October 19, 2021 Ergaygii ugu sareeyay Mareykanka ee Afghanistan ayaa xilkiisa iska casilay wax ka yar…
UK oo baaraya in dilka xildhibaan David Amess uu xiriir la leeyahay dowladda Qatarsida uu qoray wargeyska The Times.
Talaado: October 19, 2021 Booliska UK ayaa baaraya in dilka xildhibaan David Amess uu xiriir la leeyahay…
Jaaliyadda Soomaalida UK oo sheegay iney soo wajahday halis kadib Dilkii xildhibaan Ingiriis ah
Talaado: October 19, 2021 Jaaliyadda Soomaalida UK, ayaa bilaabay iney Soomaalida u sharaxaan sidii ay u wajihi…