Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dab khasaaro gaystay oo ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaal Muqdisho.

Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Dabka oo dad ay ku dhaawacmeen ayaa sidoo kale geystay khasaaro Hantiyadeed, waxaana…

Posted in WARARKA MAANTA

Israel “ Xizbullah waxay maalinkii nagu soo weerari kartaa 2,000 oo gantaal

 Isniin: October 18, 2021 Israel ma dooneyso inay dagaal la gasho Xizbullah, hase yeeshee waxay diyaar u…

Posted in WARARKA MAANTA

MD laftagareen oo ka qeyb galay dhaarinta Gudiga Adeega Garsoorka

Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb-galay Munaasabad…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta furay kulan wadareedka Golaha Wasiirada

Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay kulan wadareedka Golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxaa todobaadyadii la soo dhaafay qabsaday Baraha Bulshada hees ay ku luuqayso fannaanadda Nimco Happy.

 Isniin: October 18, 2021 Waxaa todobaadyadii la soo dhaafay qabsaday Baraha Bulshada hees ay ku luuqayso fannaanadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Dowlad degaanka oo la doortay lana caleema saarayo

Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Madaxweyne Mustafe Cumar ayaa loo doortay inuu hoggaamiyo Deegaanka Somalida Jigjiga shanta sano…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida oo Maanta la caleema saarayo

Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Golaha 6aad kal-fadhigiisa 1aad ee dowlad degaanka Soomaalida ayaa lagu wadaa in saacadaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Guriceel

Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Waxaa Maanta degan  xaaladda degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud marka loo fiiriyo sidii…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:- Puntland oo Midowga Yurub kala hadashay ka hortagga Kalluumaysiga sharci darrada

Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo gadiidka badda Mamaulka Puntland Senetor Mohamed Cabdi Majiino iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

24 ruux oo ku dhintay daadad ku dhuftay gobolka Keral Hindiya

.  Isniin: October 18, 2021 Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay fatahaado ku dhuftay koonfurta Dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Hormuud Salaam Foundation oo $100,000 ugu deeqday abaaraha ka jira Goboladda J/hoose iyo Gedo.

 Isniin: October 18, 2021 Hormuud Salaam Foundation, ayaa maanta ugu deeqdey $100,000, taasoo gurmad biyo dhaamin ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya oo Nairobi kula kulmay Safiirka Dowladda Australia u fadhiya Kenya

 Isniin: October 18, 2021 Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Ambasador Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa Magaalada…