Category: WARARKA MAANTA
Dalalka Jaamacadda Carabta oo shaaciyay inay taageerayaan doorashada Somalia
Muqdisho|| QOL| October 17 2021=War-murtiyeed kasoo baxay shirka Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa lagu soo dhaweeyay go’aankii Maxkamadda…
Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay Ciidanka dowladda
Muqdisho|| QOL| October 17 2021=Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga…
Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in Soomaaliya looga baahan yahay in ay daboosho baahida ay u qabto qareenno caalamiga ah
Axad: October 17, 2021 Wasiirka Cadaaladda XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in Soomaaliya looga baahan…
Pogba Manchester United “Way u qalantay inay guuldareysato Haddii aan daacad u hadlo, waxaan u ciyaareynay sidaan liidano
Axad: October 17, 2021 PAUL POGBA ayaa qirtay in Manchester United ay u qalantay guuldarro kulankii Leicester…
Abdikafi Mahamud “ Madaxwayne Qoor Qoor waa Dagaal doon, waa dhiig doon, waa nin farxadiisu tahay dagaal iyo dhiig.
Axad: October 17, 2021 Abdikafi Mahamud oo ka mid ah siyaasiyiinta Galmudug horayna u soo noqday wasiirka…
Gaashaanle Sare Cabdulahi Cabdi Raage oo ka tirsan Ahlusunnada Guriceel oo dhaawac culus soo gaaray
Axad: October 17, 2021 Wararka ka imaanaya Gurceel Ayaa sheegaya in Sarkaal Lagu Magacaabo Gaashaanle Sare Cabdulahi…
Koofur Galbeed oo dhul-beereed siineysa dadkii laga soo masaafuriyay Laascaanood
Axad: October 17, 2021 Masuuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in dadkii laga soo barakicyey magaalda…
Warbaahinta UK oo shaaca ka qaaday magaca ninka Soomaali British-ka ah ee lagu tuhmayo dilka xildhibaan David Amess
Axad: October 17, 2021 Warbaahinta dalka UK ayaa shaaca ka qaaday magaca ninka Soomaali British-ka ah ee…
Kulan wacyigelin ah oo looga hadlayey halista iyo ka hortaga Kansarka ku dhaca Naasaha ayaa lagu qabtay Isbitaalka taqasusiga ah ee Dalmar (Dalmar Specialist & teaching Hospital) ee Magaalada Muqdisho.
Waxaa kulankan ka qeyb galay dhaqaatiirta Isbitaalka Dalmar qaarkood, howlwadeeno ka shaqeeya arrimaha Caafimaadka, qaar ka mid…
Booliiska Soomaaliyeed oo ka warbixiyay howlgalo lagu qabtay Qaraxyo oo ka dhacay Afgooye
Sabti: October 16, 2021 Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgal qorsheysan oo ciidanka gaarka ah…
Dilka loo geystay xildhibaan Sir David oo muujinaya jahwareerka amniga ee soo wajahay guud ahaan siyaasiyiinta caalamka.
Sabti: October 16, 2021 Dilka loo geystay xildhibaan Sir David Amess oo u dhashay Britain ayaa muujinayaa…
War deg deg ah: shil gaari oo ay ku dhinteen ku dhawaad 7 qof oo ka dhacay Galbeedka magaalada Hargaysa daawo Muqaalka
Sabti: October 16, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Hargaysa gaar ahaan Galbeedka magaalada Hargaysa, ayaa sheegaya in…