Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Xubnaha ka socda Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo kulamo ka wada Beledweyne

Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Aqalka Madaxtooyada Gobolka Hiiraan casha sharaf…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Somaliland ee gobolka Sanaag oo dadka aan u dhalan Gobolkaas u qabtay in ay kaga baxaan mudo 14 cisho ah

Isniin: October 11, 2021 Guddoomiye ku xigeenka gobolka Sanaag Maxamed Khaliif Nuur, ayaa ku amray  dadka aan…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Murashaxiinta oo walaac ka muujiyay dib u dhaca doorashada

Isniin: October 11, 2021 Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay welwel iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Galmudug oo la xaliyay gadoodkii ay ka sameeyeen maalmo ka hor

. Isniin: October 11, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada galkacyo ayaa sheegaya in la xaliyay gadoodkii ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Ahlu Sunna oo isaga baxay saakay guud ahaan degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

 Isniin: October 11, 2021   Wararka ka imaanaya saakay gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ciidamada Ahlu Sunna…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowlada oo goor dhawayd ka bilaawday deegaanka Gubadley ee Duleedka Muqdisho

Isniin: October 11, 2021   Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhinaca deegaanka Gubadley ayaa sheegaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Injineer dhanka nukliyeer ah oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka

Isniin: October 11, 2021   Injineer dhanka nukliyeer ah oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka iyo xaaskiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal afka ah iyo dhoolatus milateri oo ay ku lug leeyihiin Azerbaijan, Turkey, Pakistan iyo Iran oo dhaliyey cabsi laga qabo

 Isniin: October 11, 2021   Dagaal afka ah iyo dhoolatus milateri oo ay ku lug leeyihiin Azerbaijan, Turkey,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska oo amartay in laga guuro dhulka war-laliska Radio Muqdisho

 Isniin: October 11, 2021  Amar ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shiinaha oo laga cabsi qabo in uu Weerar ku qaado Dalka aan aqooonsiga heysan ee Taiwan

 Isniin: October 11, 2021  Xiisadda ka dhex taagan Shiinaha iyo Taiwan ayaa mar kale meel adag gaartay,…

Posted in WARARKA MAANTA

Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Gobolka Bari

 Isniin: October 11, 2021  Roobab mahiigaan ah aoo   ka da’ay Gobolka Bari oo  mowjado daad ah ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha maamulka HirShabelle oo wareegto uu soo saaray xilal ka qaadis ku sameeyey agaasimeyaal

 Isniin: October 11, 2021  Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka HirShabelle, Cali Cabdullaahi…