Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Gacalisada weriye Jamal Khashoggi oo sheegtay in la wareegidda Newcastle United ee Sacuudigu ay “qalbi jab” u tahay iyada

. Axad: October 10, 2021 Gacalisada weriyihii la dilay ee Jamal Khashoggi ayaa sheegtay in la wareegidda…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhalinyarada beesha degta magaaooyinka Gurceel iyo Dhuusamareeb oo Xamar baaq ka soo saaray.

Axad: October 10, 2021 Magaalada Muqdisho waxaa xalay kulan ku yeeshay Dhalinyarada aqoonyahanka ah  beesha Cayr ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Itoobiya oo yeelatay dowlad deegaankii 11-aad oo qaata madax banaani

Sabti: October 9, 2021 Guddiga Doorashooyinka qaranka ee dalka Itoobiya ayaa sheegay afti laga qaaday qowmiyado ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Saddex billaha ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka oo soo bandhigay qorshaha seddexda bil ee soo socota Sawiro

Sabti: October 9, 2021 Shirka Saddex billaha ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo looga hadlayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Guddoomiyihii Akadeemiyad goboleedka Afka

Sabti: October 9, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Ummadda Soomaaliyeed…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Baydhaba oo ay gaareen qaar ka mid ah qoysaskii Somaliland xooga uga bixisay magaalada Laascaanood.

Sabti: October 9, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhaba ee Xarunta  maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

Raisal wasaare Rooble oo war cusub kasoo saaray kiiska Ikraan Tahliil lana kulmay ikraan Hooyadeed

Sabti: October 9, 2021 Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa war ka soo saaray kulan maanta uu Rooble…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo cambaareysay Qaraxii shalay Afghanistaan ee ay dadka badan ku dhinteen

Sabti: October 9, 2021 Xoghayaha Guud ee Qaramada midoobay Antonio Guterres ayaa si weyn u cambaareeyey qaraxi…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Lebanon waxaa soo food saartay koronta la’aantii ugu xumeyd

Sabti: October 9, 2021 Dalka Lebanon waxaa soo food saartay koronta la’aantii ugu xumeyd oo abid soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii ugu horreeyay ee kacaanka Iiraan oo ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Paris ee dalka Faransiiska

Sabti: October 9, 2021 Madaxweynihii ugu horreeyay ee kacaanka Iiraan Abolhassan Banisdar, ayaa ku geeriyooday isbitaal ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka iyo Jubbaland oo ka wadahadlay dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho|| QOL| October 09, 2021==Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo u digay ganacsatada Wadooyinka ku dhex ganacsada

Muqdisho|| QOL| October 09, 2021==Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish)…