Category: WARARKA MAANTA
Cabdikhadar Iimaan oo loo doortay Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Jubbaland oo lagu midaysan yahay
Sabti: October 9, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Markii ugu horeysay halkaas lagu…
Xuutiyiinta Yemen oo Xalay Weerar Gantaalo ah ku qaaday Garoon ku yaala dalka Sacuudiga
Sabti: October 9, 2021 Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dhaawacay weerar xalay lagu qaaday garoon diyaaradeed…
Guddiga gurmadka Koonfur Galbeed ee Gaaray Gaalkacyo oo sheegay in dadka lagu qaadi Doono Diyaarado..
Sabti: October 9, 2021 Guddiga gurmadka Koonfur Galbeed u xilsaartey dhibaatadii loo geystey dadkii laga soo barakiciyey…
Wasiir Beyle oo aaladda fogaan aragga ah kulan kula qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Bangiga Adduunka
Sabti: October 9, 2021 Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga…
Turkiga oo ka codsaday Maraykanka inuu ka iibiyo 40 diyaaradaha dagaalka ee nooca loo yaqaan F-16,
Sabti: October 9, 2021 Turkiga ayaa ka codsaday Maraykanka inuu ka iibiyo 40 diyaaradaha dagaalka ee nooca…
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen Odowa oo Kismaayo kula kulmay Madaxweynaha jubbaland Axmed Madoobe
Jimco: October 8, 2021 Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen Odowa Yuusuf Raage iyo Madaxweynaha Maamulka jubbaland Axmed…
War deg deg ah: Ciidamada Itobiya oo Weerar ku bilaabay fariisomo ay joogaan Maleeshiyaadka TPLF
Jimco: October 8, 2021 Wararka ka imaanaya Itobiya ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada Itobiya, ay bilaabeen Weerar…
Aqalka Senate-ka Maraykanka oo u codeeyey kordhinta heerka deynta
Jimco: October 8, 2021 Aqalka Senate-ka ee Congresska Maraykanka ayaa ka weecday musiibo dhinaca deynta ah, ka…
Wafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray Gaalkacyo
Muqdisho|| QOL| October 8, 2021==Magaalada Gaalkacyo ee Xaru ta Gobolka Mudug ayaa waxaa gaaray Wafdi ka socda…
Banaanbax ka socda degmada Guriceel ee G/ Galgaduud
Muqdisho|| QOL| October 8, 2021==Waxaa goordhow degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ka billowday dibadbax ay dhigayaan qaar…
Kenya oo diiday go’aanka Maxkamadda ICJ kasoo saareyso Dacwadda Badda
Muqdisho|| QOL| October 8, 2021==Dowladda Kenya ayaa si cad u diiday go’aanka lagu wada inay Maxkamadda Cadaaladda…
Ingiriiska oo Soomaaliya ka saaraya dalalka ku jira liiska cas
Muqdisho|| QOL| October 8, 2021==UK ayaa xaqiijisay in laga billaabo Isniinta soo socota, 47 waddan la laga…