Category: WARARKA MAANTA
Dawladda Soomaaliya oo sheegtay in duqaymo cusub ay ka dhaceen gobolka Gedo.
Khamiis: October 7, 2021 Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqaymo cusub ay ka dhaceen gobolka Gedo kuwaasi…
Axmed Macallin Fiqi “ Maantay waxaan madaxweynaha Galmudug u gudbiyey iska casilaadaydii xilka wasiirka amniga Galmudug
Khamiis: October 7, 2021 Axmed Macallin Fiqi oo ahaa wasiirka amniga Galmudug ayaa bartiisa Farcebook ku shaaciyay…
Dhimasho ka dhalatay Qarax ka dhacay Afghanistan
Khamiis: October 7, 2021 Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay 19 kalena waa ay ku dhaawacmeen…
Qatar iyo Imaaraadka oo isku soo dhowaanaya – Maxaa isbeddelay
Khamiis: October 7, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar ayaa Arbacadii tegay Abu Dhabi, wuxuuna la kulmay dhaxal-sugaheeda,…
Taliyaha laanta socdaalka gobolka Sanaag oo sheegay in dadka ka soo jeeda Koonfur Galbeed laga saari doono magaalada Ceerigaabo.
Khamiis: October 7, 2021 Maalmo kadib Somaliland oo mar kale ku dhawaaqday in ay sarayso dadka ka…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo faah faahisay xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka halista ee COVID-19
Khamiis: October 7, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa faah faahisay xaaladihii ugu dambeeyay…
Wasiirka Maaliyadda Puntland oo sheegay in Ganacsadihii diida Canshuurta uu la mid yahay Al-shabaab
Khamiis: October 7, 2021 Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay in macalimiinta…
20 qof oo ku dhintay dhulgariir ka dhacay waddanka Pakistan
Khamiis: October 7, 2021 Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay ilaa 300 oo kalena waa ku…
Hay’adda WHO oo ansixisay tallaalka duumada ee carruurta Afrika lagu talaalayo
Khamiis: October 7, 2021 Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa Arbacadii sheegay in tallaalka kaliya ee la…
Qaramada Midoobay oo Itoobiya ka dalbatay caddeymo la xiriira eedeynta saraakiisha UN-ka
Khamiis: October 7, 2021 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa u sheegay dowladda Itoobiya Arbacadii inay tahay…
Al-shabaab oo mar kale deegaanka Kamsuuma ku toogatay laba qof oo kale.
Khamiis: October 7, 2021 Kooxda Al-Shabaab ayaa shalay Mar kale ku toogatay fagaare ku yaala deegaanka Kamsuuma…
Ciidamada Dowlada oo Go’doomiyay Duleedka Guriceel oo Gurmad uga imaan jiray Ciidamada Ahlusunna
Khamiis: October 7, 2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Guriceel ee Xarunta Ganacsiga Galmudug ayaa sheegaya in…