Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Ahmed oo loo dhaariyey ra’iisal wasaaraha Itoobiya

Muqdisho|QOL|October 04, 2021—-Abiy Ahmed Cali , ayaa mar kale loo dhaariyey Ra’iisal wasaaraha Itoobiya shanta sano ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo gaar ah ka dejisay Magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho|QOL|October 04, 2021—-Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa Maanta gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska…

Posted in WARARKA MAANTA

R’iisul Wasaare Rooble oo ku wajahan dalka Qatar

Muqdisho|QOL|October 04, 2021—-Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Haramcad oo saakay mar kale laga dajiyay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug

isniin: October 4, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka imaanaya garoonka Ugaas Qaliif ee magaalada Dhuusamareeb ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Casuumaad ka helay Dalka Qatar Villa Somaliya oo aad uga carootay.

. isniin: October 4, 2021 Wararka ka imaanaya Xafiiska Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Jowhar oo lagu wado in lagu qabto doorashada labadii kursi ee ugu dambeeysay Aqalka sare saakay

isniin: October 4, 2021 Wararka ka imaanaya  Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa sheegaya in saakay  lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Degmada Baraawe ay noqon doonto goobta ugu horreeysa ee lagu qabto doorashada Golaha Shacabka

isniin: October 4, 2021 Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay xilligaan u diyaar garoobeeyso…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Xasan Daahir Aweys “ waxaan soo jeedinaa in lala dagaalamo kooxda Ahlu Sunna

isniin: October 4, 2021 Sheekh Xasan Daahir Aweys  oo xabsi guri ku jira ayaa ka hadlay xaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo saakay laga dareemayo magaalada Dhuusamareeb iyo cabsi dagaal oo jirta

isniin: October 4, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in saakay magaladaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Wax garad Heshiis ka gaaray colaad ka taagan deegaano ka tirsan Gobolka Sool

isniin: October 4, 2021 Wararka ka imaanaya Magalada laascaanood ayaa sheegaya in Guddi ka kooban odayaal iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 10 Qof oo ku geeriyootay diyaarad ku burburtay Dalka Talyaaniga.

isniin: October 4, 2021 Degaanka Lombardia wararka laga helaayo ayaa sheegaya in diyaarad ay halkasi kuburburtay ayna…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaan ka ognahay diyaarada ciidan ee ugu weyn caalamka ee uu Mareykaku ku dhaarto?

isniin: October 4, 2021 Ciidanka Cirka ee Mareykanka, ee loo yaqaanno (USAF), waxaa uu ka mid yahay…