Category: WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde una Duulay magaalada baraawe
: October 3, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhaw kormeeray garoonka…
Dowlada Masar oo Soomaaliya ugu deeqday Agab Caafimaad.
Axad: October 3, 2021 Jamhuuriyadda Carabta Masar ayaa Soomaaliya ugu deeqday Agab Caafimaad oo ujeedka loogu talagalay…
Sheekh Shaakir oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Al-shabaab iyo maamulka galmudug oo ku tilmaamay been abuur.
. Axad: October 3, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee Gobolka galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada…
Dowladda Itoobiya oo la kulmeysa dhaleeceyn kadib go’aankii ay ku cayrisay toddoba sarkaal oo ka tirsan Qaramada Midoobay
Axad: October 3, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa la kulmeysa dhaleeceyn kadib go’aankii ay ku cayrisay toddoba sarkaal…
Algeria oo diiday “faragelin aan la aqbali karin” oo ku saabsan arrimaheeda oo ay wado Paris
Axad: October 3, 2021 Algeria ayaa Sabtidii diiday “faragelin aan la aqbali karin” oo ku saabsan arrimaheeda,…
Barakac saakay ka socdo magaalada Guriceel iyo dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo socda.
Axad: October 3, 2021 Wararka ka imaanaya saakay gobolka Galgaduud gaar ahaan magaalada Guriceel ayaa sheegaya in…
Maamulka Burtinle ee Puntland oo soo dhaweeyay dadkii laga soo musaafuriyay Laascaanood shalay
Axad: October 3, 2021 Wararka ka imaanaya Gobalka Nugaal ayaa sheegaya in Maamulka Dagmada Burtinle ee Gobalka…
Faysal Cali Waraabe oo ku tilmaamay wax laga xumaado in James Swan Uu ka Qeyb galo Doorashada loogu Yeeray Somaliland
Axad: October 3, 2021 Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa mar kale ka…
Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka Guriceel oo sheegay in ay garab taagan Yihiin Ahlu Sunna hubkana qaatay
Axad: October 3, 2021 Wararka ka imaanaya magalada Guriceel ayaa sheegaya in inta badan Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka…
Iiraan oo shuruurd hor leh ku xirtay wada hadalladii nukliyeerka
Axad: October 3, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan Hossein Amir-Abdollahian ayaa sheegay in saraakiisha Mareykanka ay…
Guddoomiyaha Golaha Hoggaaminta Habargidir oo ka hadlay colaadda ka soo cusboonaatay deegaanada Galmudug Muqaalka
Axad: October 3, 2021 Maalmo kadib Colaada Galmudug ka taagan waxaa ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Hoggaaminta Habargidir…
Xiisad ka soo dhex cusboonaatay Shiinaha iyo Taiwan iyo Diyaarado dagaal oo Dul Wareegaya
Sabti: October 2, 2021 Taiwan ayaa Shiinaha ku eedeysay gardarro aan geedi loogu soo gaban kadib…