Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Beyle “ Waxaa jirtay maalin aan iri sagxaddaan taaganahay oo aan dad Soomaaliyeed la hadlayey oo aan caloosheyda u soo xaaray

Sabti: October 2, 2021 Wasiirka wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shir jaraa’id u qabtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Booliska Somaliland oo sheegay in dadka Konfurta Somaliya ka imaado iyo Itobiyanka ay isku Xuquuqyihiin ajnabi.

Sabti: October 2, 2021 Maamulka Somaliland gaar ahaan Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay ka sameeyeen qeybo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo gacanta ku dhigay Askari Dil iyo dhaawac geystay.

Sabti: October 2, 2021 Askari ka tirsan Ciidanka Maamulka Puntland ayaa fal isugu jiray dil iyo dhaawac…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Gor Gor iyo Kuwa Haramcad oo saakay mar kale loo qaaday Dhuusamareeb.

Sabti: October 2, 2021 Wararka ka imaanaya garoonka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay mar kale Ciidamo…

Posted in WARARKA MAANTA

Qadar “ Taalibaan annaga hanaga barato sida loogu dhaqmo shareecada Islaamka

Sabti: October 2, 2021 Qadar ayaa door muhiim ah ka cayaartay in wada hadal lala bilaabo Taaliban….

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Maxamed Shaakir “ Galmudug waxay Noqotay in Xil laga qaato oo lala wareego, anaga waa u Qidmaynaynaa shabaab ayaan ka saaraynaa

Sabti: October 2, 2021 Hogaamiyaha ahlusuna Sheekh Maxamed Shaakir oo la hadlayay BBC-da ayaa ka hadlay xaaladaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo hakiyay wadahadalladii ganacsiga ee ay la lahaayeen Dalka Australia

Sabti: October 2, 2021 Midowga Yurub ayaa hakiyay muddo aan la cayimin wadahadallo qorsheysnaa oo ay la…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan oo Mareykanka laba mid kala dooransiiyay kadib kulan ay yeesheen Vladimir Putin

Sabti: October 2, 2021 Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay xilli uu magaalada Sochi kulan kula lahaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda Qaxootiga Norway oo ka warbixiyay xarig dad Jimcihii lagu xiray Tripoli.

Sabti: October 2, 2021 Qoraal uu soo saaray agaasimaha Hay’adda Qaxootiga Norway ee dalka Liibiya Dax Roque…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore Shiikh Shariif oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka taagan deegaanada Galmudug

Sabti: October 2, 2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa Noqday siyaasigii ugu horeeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Rooble ka hadlay Markii ugu horaysay dagaallada ka soo cusboonaaday Galmudug

Sabti: October 2, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Saacado kadib ka hadlay Markii ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxa Ururka Ahlu Sunna Sheekh Shaakir oo dib ugu laaabtay magaalada Guriceel

Sabti: October 2, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay fiidkii…