Category: WARARKA MAANTA
Rooble “ Khilaaf kasta iyo is-qab-qabsi kasto wuxuu dhammaanayaa, marka ay doorashadan noo hagaagto daawo Muqaalka
Talaado: September 28, 2021 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay munaasabadda hadal-jeedinta musharixiita…
Kuuriyada Waqooyi oo Mareykanka ku eedaysay inuu kicinayo colaad
Talaado: September 28, 2021 Kuuriyada Waqooyi ayaa waxa ay ku eedaysay Mareykanka inuu kicinayo colaad, iyadoo dalbatay…
Danjiraha Soomaaliya ee Kuwait oo kulan laqaatay dhigiisa Tunisia u jooga Kuwait
Talaado: September 28, 2021 Danjiraha JFS ee Kuwait Mudane Dr Abdullahi Mohammed Odowa ayaa maanta xafiiska ku…
Kuuriyada Woqooyi oo markii sadexaad bil gudaheed tijjbisay gantaal balastic ah
Talaado: September 28, 2021 Kuuriyada Woqooyi ayaa markii sadexaad bil gudaheed tijjbisay gantaal balistic ah oo lala…
ilaalada Madaxweynaha Puntland oo toogtay haweney wadatay Gaari kadib Markii ay dhex gashay Kolonyo galbineysay Deni.
Talaado: September 28, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada garoowe ayaa sheegaya in Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Puntland ay…
Xisbiga bidixda dhexe ee Jarmalka oo ku doodaya in uu ka guuleystay xisbiga Angela Merkel
Talaado: September 28, 2021 Xisbiga dimuqraaddiga ah ee bidixda dhexe ee lagu wado in uu beddelo hogaamiyaha…
Khudbadaha musharixiinta aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo goor dhaw ka bilaaban doonta xerada Afisiyooni
Talaado: September 28, 2021 Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in saakay lagu wado in ay khudbado…
Villa Soomaaliya oo aad uga Carootay Safarka Taliyaha Ciidamada lugta Uganda Jeneral Muhoozi
Talaado: September 28, 2021 Waxaa shalay magaalada Muqdisho soo gaaray Taliyaha Ciidamada lugta Uganda Jeneral Muhoozi Kainerugaba…
Raysalwasaaraha Israa’iil oo u sheegay Qaramada Midoobay in barnaamijka nukliyeerka Iiraan
Talaado: September 28, 2021 Raysalwasaaraha Israa’iil Naftali Bennett ayaa u sheegay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay in…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo taageero garab istaag u ah u muujiyay Suudaan
Talaado: September 28, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo taageero garab istaag u ah u muujiyay Suudaan,…
Safiirka cusub ee Soomaaliya Tanzania oo warqadaheeda aqoonsiga danjirannimo
Talaado: September 28, 2021 Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacowday Tanzania Sahra Cali Xasan, ayaa warqadaheeda aqoonsiga…
Mahdi Guuleed oo sheegay in malxiis siyaasadeed la tartami doono Cabdi xaashi
Talaado: September 28, 2021 Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa muujiyay in malxiis siyaasadeed…