Category: WARARKA MAANTA
Musharxiinta ku kuraasta aqalka sare ee Somaliland oo goor dhaw bilaaban doonta
Arbaco: September 29, 2021 Magaalada Muqdisho gaar ahaan Teendhada afisiyooni waxaa lagu wadaa in ay ka dhacdo…
Axmed Madoobe oo sheegay in Rooble uusan qabin karin doorasho inta farmaajo uu joogo Villa Soomaaliya.
Arbaco: September 29, 2021 Kulan shalay ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka hadlay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed…
Madaxwynaha Puntland oo Magalada Garowe kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya
Talaado: September 28, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Madaxwynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid…
Haweenkii garsoorayaasha ka ahaa Afghaanistaan oo noloshooda halis ku jirto
Talaado: September 28, 2021 Haweenka reer Afgaanistaan, ee garsoore ka soo noqday xukuumaddii hore, ayaa BBC-da u…
Taliban oo sheegay inay cagta mariyeen saldhigyo ay dalkaas ku lahaayeen ururka Daacish
Talaado: September 28, 2021 Hogaanka ururka Taliban ayaa sheegay inay cagta mariyeen saldhigyo ay dalkaas ku lahaayeen…
Golaha Hogaaminta beelaha Habargidir oo ka digay Colaad ay Hurinayaan fahad Yaasiin iyo farmaajo, Daawo
Talaado: September 28, 2021 Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Golaha Hogaaminta beelaha Habargidir, waxayna ka hadleen…
Wasaaradda Ammniga oo ka Qeyb qaadanayso Amaanka shirka u socda Xubnaha u tartamaya Golaha Waqooyi ee Somaliland
Talaado: September 28, 2021 Wararka ka imaanaya Garoonka Milatariga gaar ahaan Teendhada Afisiyooni ayaa sheegaya in halkaas…
Qabiilka HANSI oo ku nool Buuralayda Pakistan waxaa la sheegay inay ku nool yihiin xaallad ka duwan Xaalladaha kale ee ka jira Caalamka
Talaado: September 28, 2021 Qabiilka HANSI oo ku nool Buuralayda Pakistan waxaa la sheegay inay ku nool…
Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka deyn cafinta Soomaaliya
Talaado: September 28, 2021 Shir dhinaca Khadka Internet-ka ah ee Aalada (Zoomka) una dhaxeeya mas’uuliyiin ka tirsan…
Qaraxa oo geystay khasaaro kala duwan oo ka dhacay Goteborg Sweden
Talaado: September 28, 2021 Qaraxa oo geystay khasaaro kala duwan ayaa ka dhacay Dhismo Dabaq la deggan…
Ciidama dalka UK oo heegan loo geliyay si ay gacan uga geystaan fududeynta dhibaatooyinka gabaabsiga shidaalka
Talaado: September 28, 2021 Ciidama dalka UK ayaa heegan loo geliyay si ay gacan uga geystaan fududeynta…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo sheegay inuu la shaqeyn doono Daalibaan
Talaado: September 28, 2021 Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa sheegay inuu la shaqeyn doono Daalibaan haddii…