Category: WARARKA MAANTA
Daalibaan oo ka mamnuucday goobaha lagu jarto timaha in dadka ay garka u gaabiyaan ama ay ka xiiraan
. Isniin: September 27, 2021 Kooxda Daalibaan ayaa ka mamnuucday goobaha lagu jarto timaha ee gobolka Helmand…
Wasiirka Qorshaynta Jamaal oo ku eedeeyay Madaxda Puntland in ay kala hadlaan marka ay soo wacaan arimo Jufo iyo Reero Daawo.
Isniin: September 27, 2021 Wasiirka Qorshaynta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo xalay su’aalo lagu weydiiyay…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi oo dib u dhigay doorashada xubnaha Aqalka Sare
Isniin: September 27, 2021 Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Somaliland ayaa lagu shaaciyey in…
Sudan oo sheegay in ay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo galeen xuduudda kala qeybisa labada dal.
isniin: September 27, 2021 Militariga Sudan ayaa sheegay in ay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia…
Al-shabaab oo Gobolka Lamu ee waddanka Kenya, Qarax Qasaare gaystay kula eegatay ciidamo ka tirsan Kenya
isniin: September 27, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Lamu ee waddanka Kenya, ayaa sheegaya in halkaas qarax…
Fahad Yaasiin oo la wareegay xilkii lataliyaha amniga oo uu u magacaabay Farmaajo.
Axad: September 26, 2021 Agaasimii hore ee Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji…
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wakiilka Qaramada Midoobay ee Somaliya
Axad: September 26, 2021 Waxaa maanta booqasho noogu yimi ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo…
Dadka reer Jarmal oo natiijada hordhaca u doortey Scholz inuu noqdo Ra’iisal wasaaraha dalkaasi
Axad: September 26, 2021 Hoggaamiyaha bidix dhexe ee, Olaf Scholz, ayaa u sheegay taageerayaal tiro badan oo…
Kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Wasiirka Qorsheynta Jamal oo lagu Celiyay Duleedka garoowe
Axad: September 26, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in la celiyay Kolonyo gaadiid ah…
Wasaaradda amniga Puntland oo joojisay isticmaalka gaadiidka hubka iyo ilaalada gaar ah
Axad: September 26, 2021 Wasaaradda amniga ee maamulka Puntland ee Soomaaliya, ayaa soo saartey war gelin la…
Ra’iisul Wasaarer Rooble oo la kulmay Taliyaha booliska Soomaaliya iyo taliska booliska AMISOM
Axad: September 26, 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay…
Rooble oo la kulmay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka
Muqdisho | September 26, 2021–Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Xallinta Khilaafaadka…