Category: WARARKA MAANTA
RW Rooble oo Booliska Somalia & AMISOM kala hadlay Amniga doorashooyinka
Muqdisho | September 26, 2021–Ra’iisul Wasaaraha xukumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu Maanta la kulmay…
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wafdi ka socda Beesha Caalamka
Muqdisho | September 26, 2021–Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku…
Madaxweynaha Somaliland oo safar deg deg ah ku tagaya Magalada laas-Caanood
Muqdisho | September 26, 2021–Dhawaan ayaa waxaa la filayaa in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi in uu…
Militariga Sudan oo sheegay inay iska caabiyeen ciidamada Itoobiya
Muqdisho | September 26, 2021–Militariga Sudan ayaa maanta sheegay inay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia…
Ciidamada Israa’iil oo weerar ku dilay Dad Shacab ah
Muqdisho | September 26, 2021–Ugu yaraan afar Falastiiniyiin ah ayay ciidanka Israa’iil ay ku dileen aagga Jenin…
Shir laga yeeshay falalka Amni darro ee ku kordhay Magaalada Marka
Muqdisho | September 26, 2021–Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa Maanta kulan ku yeeshay mas’uuliyiinta…
Duqa Muqdisho oo Amar dul-dhigay Guddoomiyeyaasha degmooyinka
Muqdisho | September 26, 2021–Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)…
Deni oo Garoowe kula kulmay Guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka
Muqdisho | September 26, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kuqaabilay Xafiiskiisa Magaalada Garoowe guddiga…
Wasiirka warfaafinta Galmudug oo beeniyay in Ahlusunna ay wadaan abaabul Ciidan oo ka dhan ah Galmudug.
Axad: September 26, 2021 Xili maalmihii la soo dhaafay soo baxayeen warar sheegaya in dagaalyahanada Ahlusunna ay…
Wasiirka Arrimaha dibedda Ruushka oo sheegay in Aqoonsi siinta Taliban ahayn wax hadda saaran miiska wada hadalka
Axad: September 26, 2021 Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa Sabtidii sheegay in aqoonsi Dowladnimo…
Madaxweyne Turkiga oo ka qeybgalay munaasabadda tiknolojiyadda iyo duulista hawada ee Turkiga.
Axad: September 26, 2021 madaxweynaha dalka Turkiga oo ka hadlay muhiimada munaasabaddan ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Dhammaan…
Madaxweyne Deni oo qaabilay guddiga Kootada Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya
Axad: September 26, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay guddiga u qareemayaasha…