Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Ku-xigeenkii hore ee xeer ilaaliyaha qaranka oo sharci daro ku tilmaamay in Rooble waan waan la galo farmaajo

Axad: September 26, 2021   Xili mar kale uu bur buray wada Hadalkii u dhaxeeyay farmaajo iyo Rooble…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Gobolka Gedooo xilka ka qaaday Gudoomiyihii Degmada Doolow

Axad: September 26, 2021  Wararka ka imaanaya saakay Gobolka Gedooo   ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo,…

Posted in WARARKA MAANTA

Qof kale oo loo xiray dacwad dil ah oo ku saabsan dilka wiil 18 jir ah la toorriyeeyay dalka UK .

Axad: September 26, 2021 Qof kale oo ah ruuxii lixaad ayaa lagu soo oogay dacwad dil ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Obasanjo oo ku soo wajahan Muqdisho

Axad: September 26, 2021 Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo iyo wafdi ballaran ayaa maanta soogaraya…

Posted in WARARKA MAANTA

Xiisad dagaal iyo hub Urursi ka socda Xananbuurre oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Axad: September 26, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Xiisad dagaal iyo hub urursi…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya oo xalay duqaymo culus ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka Gedo

Axad: September 26, 2021 Diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya ayaa xalay duqaymo culus ka fuliyay degaanno ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Britain oo raadineysa kumannaan qof oo laga doonayo inay leeyihiin xirfado gaar ah

Axad: September 26, 2021 Ilaa 10,500 oo ajaanib ah oo isugu jira darwaliinta gawaarida xamuulka ah iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaad ka taqaannaa shabakadda basaas ee Israil ee SHAABAAK? Xaggee ka howlgashaa dawo Muqalkan

Posted in WARARKA MAANTA

Xubno ka tirsan Xisbiga ugu awooda badan Tunusia oo Is-casilay

Sabti: September 25, 2021 In ka badan 100 xubnood oo caan ah oo ka tirsan xisbiga Ennahdha…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobey oo cambaareysay weerarkii Ceelgaabta ee Muqdisho

Sabti: September 25, 2021 Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa cambaareeeyay weerarkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho….

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Dalka uu Mas’uul ka yahay Ra’iisul Wasaare Rooble Daawo

Sabti: September 25, 2021 Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo in…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirkii Amniga oo ka hadlay Qarixii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Isgooska Ceelgaabta

Sabti: September 25, 2021 War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Wasiirkii Amniga Gudaha ayaa looga  hadlay…