Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaano iyo siyaasiyiin jawaab deg deg ah ka bixiyey wareegtadii Farmaajo

Khamiis: September 16, 2021 Siyaasiyiin ay kamid yihiin Axmed Macalin Fiqi, Mahad Salaad, Cabdisaabir Shuuriye iyo Cabdiraxmaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda Xasaradaha Adduunka oo Farmaajo uga digtay inuu qaado tallaabo carqalad ku ah Doorashada

Muqdisho |  September 16, 2021–Kooxda Xasaradaha Adduunka ee Crisis Group ayaa warbixin ay soo saareen waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo Guddi u saartay dilalka soo noq noqda ee Gobolka Sool

Muqdisho |  September 16, 2021–Fadhigii 79aad ee Golaha Wasiirrada Sonmaliland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi kala hadlay Arrimaha doorashooyinka

Muqdisho |  September 16, 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddodomiyaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha doorashooyinka

Muqdisho |  September 16, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar lagu dilay Askar ka tirsan Ciidamada liyuu Boolis

Muqdisho |  September 16, 2021–Ciidama ka tirsan kuwa Nabad ilaalinta Deegaanka ee liyuu Boolis oo gaaraya ilaa …

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyihii Kooxda Daacishta Waqooyiga Afrika oo la dilay

Muqdisho |  September 16, 2021–Hoggaamiyahaasi oo lagu magacaabi jirey Cadnaan C/Waliid Al-saxraawi ayaa la sheegay in ciiddan…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal Soomaali Kenyan ah oo lagu afduubtay Magaalada Nairobi

Muqdisho |  September 16, 2021–Sarkaal Booliis ah oo asalkiisu yahay Soomaali Kenyan ayaa kooxo aan heebtooda la…

Posted in WARARKA MAANTA

Warbahinta Qaranka oo aan lagu daabicin Hakinta farmaajo uu ku hakiyay shaqada Rooble.

khamiis: September 16, 2021 Warbaahinta Qaranka iyo TVga Qaranka ayaan lagu daabicin warbixin goor dhawayd ka soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Faysal Cali Waraabe “Muuse Biixi waxa uu noqonayaa madaxweynihi ugu horeeyay ee aan codsan kordhis

khamiis: September 16, 2021 Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, oo kasoo laabtay safar…

Posted in WARARKA MAANTA

Col: Liibaan Madaxweyne oo sheegay inuu ka bad baaday isku day dil.

khamiis: September 16, 2021 Col Liibaan Madaxweyne oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Militariga Soomaaliya oo la…

Posted in WARARKA MAANTA

Faraamjo oo sheegay inuu hakiyey awoodihii Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

khamiis: September 16, 2021  Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu hakiyey awoodihii Ra’iisul…