Category: WARARKA MAANTA
Ku-simaha ra’iisul wasaare ku-xigeenka Afghanistan Mullah Abdul oo hadlay Khilaafka Taalibaan
khamiis: September 16, 2021 Waxaa maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in khilaaf xoogan soo kala…
Ciidamada Amaanka oo howlgallo ka sameeyay magaalada Baydhabo
khamiis: September 16, 2021 Howlgalkan uu horkacayey Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Qeybta Koonfur…
Ethiopia oo uga digtay Tunisia faragelin ay ku samayso biya xireen webiga Nil.
khamiis: September 16, 2021 Wasaaradda arimaha dibadda dalka Ethiopia ayaa sheegtay inay khalad taariiqda gashay ay ku…
Weerar lagu dilay askar Pakistan ah oo ka dhacay Koofur galbeed dalkaasi
khamiis: September 16, 2021 Saraakiisha Gobolka Kheybar iyo militeriga dalka Pakistan ayaa sheegay in ilaa 7 askari…
Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Cali Yare oo ka hadlay dagalka saakay ka socda Muqdisho.
khamiis: September 16, 2021 Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Cali Yare ama Cali jeeb…
Dagaal ka socda isgoyska Banaadir una dhaxeeyaa Ciidamo uu wato Col Liibaan Madaxweyne iyo Ciidamo Booliis ah.
khamiis: September 16, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay aroor hore uu ka…
Senator Cusmaan Maxamuud Dufle oo mar kale ku soo baxay Kursiga Aqalka Sare
Arbaco: September 15, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee xarunta HirShabeelle oo ay ka socoto doorashada…
Wasiirkii hore ee ammniga Xundubey oo baajiyay kulan bari uu ku qaban lahaa Muqdisho
Arbaco: September 15, 2021 Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo ku laabtay Muqdisho kadib…
Taliban oo sheegtay iney kordhineyso iskaashiga kala dhaxeeya Turkiga.
Arbaco: September 15, 2021 Afhyeen u hadlay Taliban oo lagu magacaabo Suhayl Shaheen ayaa sheegay in dalalka…
Sicirka shidaalka dalka Kenya oo cirka isku shareerey iyo gaadiidkii oo qaali noqday
Arbaco: September 15, 2021 Qiimaha batroolka ayaa noqday kii ugu qaalisanaa ee abid ka dhaca Kenya, taasoo…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Safiirka Cusub ee Midowga Yurub
Arbaco: September 15, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka…
Maxamed Mursa oo qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Sweden u soo magacoowday Soomaaliya
Arbaco: September 15, 2021 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Maanta…