Category: WARARKA MAANTA
Xaniifa Xaabsade oo ku eedaysay maamulka Koonfur Galbeed iney u dhaceen Guriga hooyadeed
Arbaco: September 15, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Hooyada dhashay Wasiirka haweenka iyo…
Agaasime Bashiir Goobe oo agaasimaha Nabadsugida ee gobolka Banaadir u magacaabay G/lle Muxidiin
. Arbaco: September 15, 2021 Wareegto uu soo saaray Agaasimaha KMG ee hay’adda NISA uu dhawaan u…
Japan oo ku tilmaamtay wax laga caroodo gantaallo cusub oo ay Kuuriyada Waqooqi u ridday dhankooda
Arbaco: September 15, 2021 Kuuriyada Waqooyi ayaa laba gantaal ku riday xeebteeda bari, sida ay xaqiijiyeen militariga…
Xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka oo su’aalo laga weydiinayo ka bixitaankii ciidamada Mareykanka Afghanistan
Arbaco: September 15, 2021 Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka, Antony Blinken, ayaa maalintii labaad wajahaya su’aalo ay…
ICG “ Waxaa suura-gal ah inay Ikraan fashilin rabtay xog ku saabsan dhalinyaradii tababarka loogu qaaday Eritrea
Arbaco: September 15, 2021 Warbixin meelo badan taabanaysay oo lagu daabacay bogga Hay’adda Xasaradaha Caalamiga ah ee…
Biden oo beeniyay in Xi Jinping ku gacan sayray codsi uu u diray
Arbaco: September 15, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Talaadadii beeniyey war lagu faafiyay warbaahinta, kaas oo…
Rag ganacsatada Muqdisho lacag uga qaadan jiray inay Al-Shabaab ka tirsan yihiin oo xukun adag lagu riday
Arbaco: September 15, 2021 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun ku riday rag ganacsatada uga qaadi jiray…
Qatar oo bixisay digniin la xiriirta maamulka garoonka diyaaradaha Kabul
Muqdisho | September 15, 2021–Qatar ayaa ka digtay inaysan qaadan doonin mas’uuliyadda maamulka garoonka diyaaradaha Kabul, haddii…
Xukun lagu riday Rag dadka lacag uga qaadi jiray inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab
Muqdisho | September 15, 2021–Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa Maanta ay xukun ku riday…
Wararkii ugu dambeeyay doorashada Aqalka Sare ee Magaalada Jowhar
Muqdisho | September 15, 2021–Waxaa Maalintii labaad Magaalada Jowhar ka socota doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ku matalaya…
Shirkii laascanood oo furmay & Guddi looga dhawaaqay
Muqdisho | September 15, 2021–Magaalada laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool waxaa Maanta oo Arbaco ah ka furmay…
Ururka Caafimaadka Adduunka oo ka digay faafitaanka COVID-19
Muqdisho | September 15, 2021–Khubaro Caafimaad oo ku takhasusay cudurrada faafa ayaa sheegay in wali dadka dunida…