Category: WARARKA MAANTA
Ethiopia oo ku eedeeysay Tigreega iney ku dileen 120 qof oo rayid ah ismaamulka Amxaarada.
khamiis: September 9, 2021 Saraakiisha dowladda Ethiopia, ayaa ku eedeeyey dagaal yahanada Tigreega, iney ku dileen 120…
Zimbabwe oo shaqaalaheeda amartay iney iska talaalaan cudurka Covid19, ama ay shaqada isaga tagaan
. khamiis: September 9, 2021 Dowladda Zimbabwe, ayaa ka dalbatey shaqaalaheeda iney iska talaalaan cudurka Covid19, ama…
Madaxweynaha Puntland oo xarigga ka jaray Garoonka Kubadda Cagta Gaalkacyo
Arbaco: September 8, 2021 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarigga ka jaray…
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo kulan la yeeshay
Arbaco: September 8, 2021 Danjire Cawaale Cali Kullane Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha kulankan uu la qaadanayay…
Wasiirkii amniga ee Xilka laga qaaday Xasan Xundubeey oo ka hor yimid
. Arbaco: September 8, 2021 Wasiirka amniga gudaha Xasan Xundubeey oo saacado ka hor uu xilka ka…
War deg deg ah: Wasaarada warfaafinta oo diiday Warbixintii Villa Somaliya caawa qortayna Magacaabistii Raisal wasaare Rooble
. Arbaco: September 8, 2021 Wasaarada warfaafinta DF ayaa goor dhawayd qortay Xilka qaadistii uu Raisal Wasaare…
Villa Somaliya oo diiday Xilka Cusub ee loo magacaabay Wasiirka Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur
Arbaco: September 8, 2021 Waxaa goor dhawayd Villa Somaliya ka soo baxay fariin ku aadan Farmaajo oo…
Raisal Wasaare Rooble oo goor dhawayd Xildhibaan Cabdullaahi Nuur u magacaabay Wasiirka Amniga
Arbaco: September 8, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxmaed Xuseen Rooble ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa…
Jenaraal Xuud oo taageeray Raisal Wasaare Rooble baaqna u diray Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday farmaajo
Arbaco: September 8, 2021 Jenaraalka ka soo hor jeedo Maamulka Hirshabelle fadhigiisana Yahay Magaalada B/weyne Abuukar…
Xaflad loogu Hambalyaynayey 30-ka ardey ee ku guuleystey deeqda waxbarasho Hormuud Telecom
Arbaco: September 8, 2021 Munaasabaddan ay ka soo qayb galeen masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid…
Shirk heer qaran iyo dowlad goboleedyada oo diirada lagu saarayaa maareynta Kheyraadka Biyaha
Arbaco: September 8, 2021 Shirkan oo ay ka qayb galayaan Howlwadeeno iyo Agaasimayaal ka kala socda heer…
Dagaallo ka dhacay Yeman oo lagu dilay 60 ka mid ah Xuutiyiinta
Arbaco: September 8, 2021 Dagaallo ayaa ka soo cusboonaaday maanta oo Arbaco ah, qeybao kamid ah Marib,…