Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dhallinyaradii lagu afduubay Magaalada Beledweyne oo la sii daayay

Muqdisho | September 06, 2021:-Wararka Idaacadda Risaala ay ka heleyso Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal ka dhacay Shabeellaha Hoose & faah faahin kasoo baxeysa

Muqdisho | September 06, 2021:-Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharixiinta oo taageeray Go’aankii RW Rooble

Muqdisho | September 06, 2021:-Midowga musharraxiinta Madaxweynaha ayaa boggaadiyay go’aanka uu RW Rooble shaqada kaga joojiyey agaasimaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhalinyaradii Saddexda ahaa ee dhawaan sababo la xiriirka kiiska Ikraan Tahliil loo afduubay oo la sii daayay

Isniin: September 6, 2021 dadaal dheer kadib waxaa ugu dambeyn lagu guuleystay in la siidaayo Dhalinyaradii Saddexda…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Jubaland oo si diiran u soo dhaweeyay xil ka joojinta Taliyaha NISA fahad Yaasin.

Isniin: September 6, 2021 Maamulka Jubbaland ayaa Noqday maamulkii ugu horeeyay oo si diiran u soo dhaweeeyayXilka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidammada gaarka ah ee Guinea oo ku dhawaaqay bandow socon doona Waqti dheer

Isniin: September 6, 2021 Ciidammadaasi ayaa Axaddii talada dalkaasi afgambi kula wareegay iyagoo gacanta ku dhigay madaxweyne…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiil uu dhalay Qadaafi oo laga sii daayay xabsi ku yaala Tripoli

Isniin: September 6, 2021 Wiil uu dhalay hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya Mucamar Al -Qadaafi ayaa laga…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo Canbareeyay afganbigii Militariga Dalka Guinea xukunka kaga tuureen madaxweynihii dalkaas Alpha Conde.

Isniin: September 6, 2021 Dowladda Turkiga ayaa cambaaraysay talaabadii Militariga Dalka Guinea xukunka kaga tuureen madaxweynihii dalkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Millatariga dalka Guinea oo sheegay iney Afgembi xilkii kaga tuureen Madaxweynihii dalkaasi

Isniin: September 6, 2021 Ciidamo ka tirsan Millatariga dalka Guinea ayaa sheegay iney Afgembi xilkii kaga tuureen…

Posted in WARARKA MAANTA

maamulka Gobolka banaadir oo Bur Buriyay Dhismoyin sharci Daro ah daawo

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo Dagaal ku qaaday degaanka Bariire

Isniin: September 6, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal kulul oo dhex maray Ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble awood sharci ma u leeyahay shaqo joojinta agaasimaha NISA?.

Isniin: September 6, 2021  Haddabada Rooble awood sharci ma u leeyahay shaqo joojinta agaasimaha NISA? Ciise Dhoolo-Waa…