Category: WARARKA MAANTA
Qoorqoor” Dalku wuxuu ku heshiiyay doorasho dadban marka doorasho dadban sideey tahay iyo sidii ay aheyd beey ku socotaa”
Moqdisho,August 14, 2021 —Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegay in doorashadii dhawaan ka dhacday Galmudug ee…
Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo gaaray Hoteelka Jazeera iyo kulamo ka socda
Moqdisho,August 14, 2021 —Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa gaaray hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo shir…
Khasaare ka dhashay Fatahaad uu sameeyay wabiga Shabeelle
Moqdisho,August 14, 2021 —Wabiga shabeelle ayaa fatahaad ka sameey tuulda Boodaale, oo ka mid ah tuulooyinka hoosyitaga magaalada…
Madaxda dowladda oo ka hadlay geerida gudoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka
Moqdisho,August 14, 2021 —Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Tacsi udiray qoyskii, asxaabtii iyo…
Jadwalka doorashada Aqalka Sare Koonfur Galbeed oo lasoo saaray
Moqdisho,August 14, 2021 —Shaacinta Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Guddiga Maamulka Doorashada Heer Maamul…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay liiskii harsanaa ee Aqalka Sare
Moqdisho,August 14, 2021 —Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Saddexdii xubnood ee ka…
Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada oo geeriyooday
Moqdisho,August 14, 2021 —Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada C/llaahi Abyan Nuur ayaa goordhow ku geeriyooday Isbitaal Martiini….
midowga musharraxiinta oo kulan uga bilaawday goor dhawayd hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho
Sabti: August 14, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd Xubnaha golaha midowga…
Diyaarad sidday gaadiid dagaal oo ka dagtay Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif Beledweyne
Sabti: August 14, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in ay halkaas ka dagtay Diyaarad…
Ciidamada UK oo ka badbaadiyay Burcad Badeed Markab Xamuul oo Turkiga laga leeyahay
Sabti: August 14, 2021 Ururka Britain u qaabilsan Hawlaha Maraakiibta Ganacsiga (UK Maritime Trade Organization (UKMTO) ayaa…
Banaanbax looga soo hor jeedo TPLF oo hadda ka socda magaalada Jigjiga
Sabti: August 14, 2021 Wararka ka imaanaya Caasimadda deegaanka Soomaalida ee Jig jiga ayaa sheegaya in Qaybaha…
Qoor Qoor oo xalay khudbad ka jeediyey xuska aas aaska 14-ka August ee Galmudug oo ka hadlay Doorashada
Sabti: August 14, 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo xalay khudbad…