Category: WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo wada-hadallo la bilaabay mucaaradka
Moqdisho,August 09, 2021 —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadsa xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa bilaabay in uu kulamo la qaato qaar…
Kiisaska Cudurka COVID-19 ee Muqdisho oo kordhay
Moqdisho,August 09, 2021 —Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saartay kiisaska cudurka COVID-19 ee la…
Midowga Musharixiinta oo ka shiray khilaafka Farmaajo & Rooble
Moqdisho,August 09, 2021 —Shir ay aalada fogaan araga ku yeesheen xubno ka tirsan midawga musharixiinta ayay aad uga…
Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo booqday Xabsiyada
isniin: August 9, 2021 Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid Cabdi Muumin ayaa kormeer maalmo qaatay ku…
Midowga musharraxiinta oo war kasoo saaray khilaafka Farmaajo iyo Rooble
. isniin: August 9, 2021 Golaha midowga musharraxiinta mucaaradka ee u taagan xilka madaxweynaha ayaa xalay kulan…
Wefdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo ku wajahan Dhuusamareeb
. . isniin: August 9, 2021 Wefdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta ku…
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo faah faahin ka bixiyey kulankii xalay uu la yeeshay ra’iisul wasaare Rooble.
isniin: August 9, 2021 Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa faah faahin ka bixiyey kulankii gaarka ahaa ee…
Roobab xooggan oo xalay ka da`ay magaalada Hargeysa .
isniin: August 9, 2021 Roobab xooggan xalay ka da`ay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Roobabka ayaa daad…
Siciid Cabdullaahi Deni oo ka tacsiyeeyay geeridii wasiir ku xigeenkii Hawlaha guud ee Puntland
isniin: August 9, 2021 Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida wasiir ku xigeenkii…
Wasiir ka tirsan Puntland oo u geeriyooday xanuunka COVID-19
isniin: August 9, 2021 Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Hawlaha guud iyo Gaadiidka Puntland, Asad Xuseen Xaashi ayaa…
Wasaaradda Shaqada oo beri fasaxday guud ahaan shaqaalaha dowladda bilowga sanadka cusub ee Hijriga 1443
Axad: August 8, 2021 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , waxay ku wargelinaysaa dhammaan…
Daalibaan oo 72 saac qabsatay magaalooyin Muhiim ah oo ay joogeen Ciidamada dalkaasi
Axad: August 8, 2021 Daalibaanta ku sugan Afgaanistaan ayaa sheegtay, in ay qabsadeen magaalooyinka koonfureed ee Sar-epul…