Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Qoraal kooban oo ka soo baxay madaxtooyada Puntland oo lagu taageeray Ra’iisul wasaare Rooble

Axad: August 8, 2021 Qoraal kooban oo ka soo baxay madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland ayaa taageero loogu…

Posted in WARARKA MAANTA

Villa Soomaaliya oo wada in ay Bari is casilaan Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Rooble

Axad: August 8 2021  Wararka ka imaanaya Madaxtooyadda Soomaaliya caawa ayaa sheegaya in laga abaabulayo halkaas in…

Posted in WARARKA MAANTA

Messi oo ilmeynaya oo xaqiijiyay inuu ka tagayo FC Barcelona

Axad: August 8 2021  Lionel Messi oo ilmeynaya ayaa xaqiijiyay Axadii inuu ka tagayo FC Barcelona ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Bas rakaab ah oo ku rogmaday galbeedka Turkiga subaxnimadii hore ee saakay

Axad: August 8 2021  Bas rakaab ah ayaa ku rogmaday galbeedka Turkiga subaxnimadii hore ee Axadda, waxaana…

Posted in WARARKA MAANTA

Roobab Mahiigaan ah oo waxyeello ka geystay dalka Suudaan saacadihii la soo dhaafay

Axad: August 8 2021  Roobab mahiigaan ah ayaa waxyeelleeyay kumannaan guri oo ku yaal caasimadda Suudaan ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’isul Wasaare Rooble oo caawa kulan xasaasi ah kula leh Villa Somaliya siyaasiga C/raxmaan C/shakuur.

Axad: August 8 2021 Waxaa goor dhawayd furmay shir albaabada u xiran oo u dhaxeeya Ra’isul Wasaaraha…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Suudaan oo u yeeratay safirkii u fadhiyay Itoobiya

Axad: August 8 2021 Suudaan ayaa u yeeratay safirkeedii u fadhiyay dalka Itoobiya kadib markii ay sheegtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynah Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed oo magacaabay wasiiro cusub

Axad: August 8 2021 Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Madaxweynah Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed,Cabdicasiis…

Posted in WARARKA MAANTA

Warsaxafaadeed ka soo baxay rooble oo lagu sheegay in Hay’adaha dawladdu ay sii wataan shaqadooda

Axad: August 8 2021 Warsaxafaadeed ka soo baxay raysal wasaare rooble ayaa lagu sheegay in Haayadaha dawladdu…

Posted in WARARKA MAANTA

Laba dal ayay kala matalayeen laakiin ”Somaalinnimo” ayay isku garabsadeen

August 8, 2021 Waxaa baraha bulshada laga hadal hayay orodyahanadii Soomaalida ahaa ee u kala tartamayay dalalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyaha Xizbullah oo sheegay in kooxdiisa ay dooratay inay duqeymaha Israel uga jawaato gantaallo

August 8, 2021 Hoggaamiyaha kooxda Xizbullah ee dalka Lubnaan Sheekh Hassan Nasrallah ayaa Sabtidii sheegay in kooxdiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya

Moqdisho,August 08, 2021 —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda…